Sign in to follow this  
Wiilo

Boliska Gaalkacyo oo xabsiga dhigay dad looga shakiyay in ay gacan saar la leeyihiin

Recommended Posts

Wiilo   

Gaalkacyo:Boliska Gaalkacyo oo xabsiga dhigay dad looga shakiyay in ay gacan saar la leeyihiin maxkamadaha.

 

 

Monday, August 21, 2006

 

Gaalkacyo(AllPuntlad)-Ciidamda amaanka ee magaalada gaalkacyo ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen gaari nooca xamuulka qaada ah oo ay saarnaayeen xubno ka mid ah ciidamada maxkamadaha.

 

Booliska ayaa waxa ay sheegeen in gaarigani oo ka soo ambabaxay magaalada baladwayne ee xarunta gobolka hiiraan ay soo qabteen ciidamo ku sugan koonfurta magaalada Gaalkacyo, ayna u soo gacan galiyeen taliska booliska.

 

Sarkaal ka tirsan ciidamda kaantroolka konfureed ee magaalada gaalkacyo ayaa waxa uu warbaahinta u xaqiijiyay in nimankani oo tiradoodu gaaraysay 6 nin looga shakiyay in ay ka tirsa yihiin ciidamada maxkamahda islaamiga ah.

 

waxa uu intaasi ku daray in warbixinta gaarigaasi la soo gaarsiiyay markii uu soo marayay degaanka bandiiralay ee koonfurta gobolka mudug, waxaana uu raaciyay in markii gaariga la qabtay uu baxsaday wadihii gaarigaasi.

 

Boliska ayaa su`aalo waydiinaya qaar ka mid ah dadkii gaarigaasi saarnaa iyo xubnahaasi lagu eedeeyay in ay gacan saarka la leyihiin maxkamadaha islaamiga ah.

 

M. J. Koronto

AllPuntland.

 

 

 

 

 

 

 

Related Articles

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this