Sign in to follow this  
Deeq A.

Jemes Swan oo bilaabay kulamada uu le yeelanayo dhinacyada Soomaalida.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa kulan la qaatay wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.

Kulanka ayaa looga wada hadlay  dhisidda guddi farsamo oo u jeedkiisa shaqo uu yahay unkidda Xafiis Qaramada Midoobey ku yeelato dalka sida ay sheegtay DFS.

Ergayga cusub ee Arrimaha Soomaaliya u qaabilsanaan doona QM James Swan ayaa maanta tagey Muqdisho, waxaana la sheegay in uu ka shaqeynayo sidii Soomaalida looga taageeri lahaa nabadgalyada, Horumarka iyo Dawlad dhiska.

Swan, ayaa horey Soomaaliya u joogay iyadoo ay ka dhacayaan isbedelo siyaasadeed oo jawi doorasho ah, 2012-kii, 2017 & 2022-kii oo uu maareyey dhammaan doorashooyin dad-ban.

Imaanshihiisa ayaa kusoo beegmayaa xili aysan Siyaasiinta Soomaalidu heshiis ku aheyn  doorashada 2026-ka.

PUNTLAND POST.

The post Jemes Swan oo bilaabay kulamada uu le yeelanayo dhinacyada Soomaalida. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this