Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Kenya William Ruto oo walaac ka muujiyey bixintaanka ciidanka ATMIS ee soomaaliya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa isagoo ku sugan Mareykanka wuxuu walaac ka muujiyay ka bixitaanka Soomaaliya ee ciidanka ATMIS oo uu sheegay inay halis galinayso ammaanka gobolka.

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa ka dalbaday Mareykanka inay gacan ka gaystaan taageerrada ammaanka ee gobolka geeska Afrika.

Ruto, ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Soomaaliya , Xasan Sheekh kulan uu la qaatay ka hor socdaalkiisa Mareykanka ay ka wada-hadleen khatarta ka dhalan karta dhimista ciidanka ATMIS, iyadoo aan lagu saleyn xaaladda taagan.

Maraykanka ayaa kor u qaadaya heerka iskaashiga ee Maraykanka iyo Kenya ee arrimaha gobolka iyo caalamkaba, kadib markii Madaxweyne Biden uu dhiggiisa Kenya William Ruto uu Khamiistii kusoo dhaweeyay Aqalka Cad.

PUNTLAND POST.

The post Madaxweynaha Kenya William Ruto oo walaac ka muujiyey bixintaanka ciidanka ATMIS ee soomaaliya. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this