Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo go’aan ka soo saartay arday galitaanka Imtixaanka laga joojiyey.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa go’aano ka soo saartay xaaladda ardayda ka cabanaysay in laga joojiyey gelitaanka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad.

Wasaaradda ayaa go’aamisay in ardaydaasi aysan ka qaybgalin imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad sannad dugsiyeedka 2023 – 2024,iyo in ay dhamaystirtaan waxbarashada sanad dugsiyeedka 2024-2025 iyo qodobo kale.

Hoos ka akhriso go’aanka Wasaaradda Waxbarashada Puntland.

WhatsApp-Image-2024-05-23-at-1.50.50-PM.

PUNTLAND POST.

The post Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo go’aan ka soo saartay arday galitaanka Imtixaanka laga joojiyey. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this