Sign in to follow this  
Deeq A.

Munaasibad lagu taageeraayay xog hayaha warshadaha ee xisbiga Waddani oo ay ka qayb galeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda Xisbiga WADDANI oo uu hor kacaayay musharaxa xisbigaasi ayaa ka qayb galay munaasibad balaadhan oo Beesha Arab ku taageeraysay Xoghayaha Warshadaha ee xisbiga mudane Sakariye Cabdiraxmaan Ismaaciil (Suldaan) sida oo kalena taageero loogu muujinayay xisbiga WADDANI.

Waxa madasha ka qayb galay oo kale garabka haweenka,dhallinyarada iyo madax dhaqameed.

IMG-20240515-WA0000.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this