Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Booliska oo ka hadlay Xadhiga Fanaanada Ugbaad Aragsan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Booliska oo ka hadlay Xadhiga Fanaanada Ugbaad Aragsan

Hargeysa(Qaran news)-Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysan Ugbaad Maxamuud Cabdi , taasi oo dhawaanahan baraha bulshada ku faafinaasay dhaqamo xunxun kuwaasi oo kasoo horjeeda Diinteenna suubban iyo dhaqankeenna wanaagsan.
Ciidamada Boolisku iyagoo gudanaayo waajibaadka ka saaran ilaalinta Diinta , dhaqanka iyo bad-qabka bulshada ayay eedaysanta gacanta kusoo dhigeen , waxaanay wadaan baadhid-dheeraada marka ay dhamaatana waxa degdeg loo horgayn doonaa sharciga.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this