Sign in to follow this  
Deeq A.

Wada-hadallo u furmay madaxda Sacuudiga iyo Pakistan

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Pakistan ayaa waxa uu martigeliyay kulamo heer sare ah oo ay la yeesheen dowladda Sacuudiga Carabiya

Kulamadan ayaa billaamay shalay oo Isniinta ahayd waxa ay socon doonaan illaa salaasada maanta ah.

Kulamadan ayaa la doonayaa in kor loogu qaado iskaashiga dhaqaalaha iyo tamarta ee u dhexeeya labada waddan ee isbahaysiga ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this