Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Baay: Regional Islamic Administration commences renovation works on Baidoa bridges

Recommended Posts

Wilaayada Baay iyo Bakool oo dayactirka Buundooyinka ka bilaawday Baydhabo

 

Wilaayada Islaamiga ah ee gobolada Baay iyo Bakool ee xarakadda Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa bilaabay howl ay ku dayac tirayaan buundooyinka ku yaala Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Dayac tirkan Wilaayada Baay iyo bakool ay ka bilaawday gobolada baay iyo Bakool ayaa ka dambeysay kadib Markii bur bur xoogan uu ku yimid buundooyinka nagaalada sababa la xiriira qashin buux dhaafiyay iyo dayac tir la’aan.

Buundada Abshirkeey oo kamid ah Buundooyinka ugu waaweyn magaalada Baydhabo ayay ku guuleysteen Wilaayada Islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka in ay dib u howlgaliyaan kadib markii laga qaaday qashin buux dhaafiyay islamarkaana dib loo dayac tiray.

Howshan ay ku guuleesteen Wilaayada Islaamiga ah ee gobolada baay iyo bakool ee Xarakadda Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa waxaa aad u soo dhoweeyay dadka ku nool magaalada Beydhabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this