Sign in to follow this  
guraad

Wefti ka socda goboladda Woqooyi ( SomaliLand ) oo ku soo fool leh Mbagathi.

Recommended Posts

guraad   

Ilaa 50 qof oo ka soo jeeda goboladda lamagac baxay Soomaaliland ayaa ku soo fool leh shirka Mabagathi. Dadkan oo ilaa hadda 25 ka mid ihi ay qaateen fiisooyin waxaa ka mid ah

rag culus oo ka tirsanaa jabhadii SNM iyo weliba odoyaal. Dadkaas waxaa ka mid ah ninka la yidhaahdo Dhege Weyne.

 

Ilaa 50 qof ayaa loo qoondeeyay in ay ka yimaadaan goboladda woqooyi ( Somali Land). Inta aan weli fiisooyinka qaadanina waxaa la filayaa inay qaadanayaan maalmahan soo socda.

 

Somalitribune.com

25/8/03

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this