Sign in to follow this  
guraad

Hadrawi To Visit Puntland.

Recommended Posts

guraad   

Garoowe:-Abwaan Hadraawi oo ayaantaanba waday socdaal loogu magcdaray socodaalkii Nabadda Hadraawi ayaa dhawaan ku soo fooleh gobolada Puntland.

 

Abwaanka oo hadda booqasho ku maraya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sida ay sheegayaan warar ku dhawdhow xubnaha qabanqaabada socdaalka Abwaanku in uu dhawaan soo gaaridoono gobolada Puntland, iyagoo intaas ku daray in markii hore aysan Abwaanka qorshaha ugu jirin in uu booqdo gobolada Puntland sababo aan la shaacin awgeed.

 

Hadraawi ayaa isagu socdaal dheer ku soo maray inta badan gobolad Koonfurta Soomaaliya, wuxuuna ku soo khatimidoonaan socdaalkiisa gobolada Puntladn. Waana Abwaankii ugu magacawaynaa ee socodaal kan la mid ah ku kala bixiya inta badan gobolada koonfurta Soomaaliya isagoo ka hadlaya nabadda.

 

Abuu-Aasiyo,Puntlandpost.

Puntland,Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this