Sign in to follow this  
Gabbal

The forces in Beerxaani strike.

Recommended Posts

Gabbal   

Iska horimaad sababay dhaawac oo ka dhacay xalay magaalada Kismaayo

 

 

Mogadishu - 14-October -2006-Allceeldheer.com 3 ruux ayaa dhaawacmay oo 2 ka mid ah ay yihiin ciidamada maxaakiimta islaamka, ka dib markii xalay istacshiiradeyn ay ka dhacday gudaha magaalada Kismaayo sida wararka lagu helayo.

 

Kooxo maleeshiyaad ah oo sida la sheegay loo maleynayo maleeshiyooyin daacad u ahaa isbaheysigii laga eryay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay bilaabeen weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo ka dhan ah golaha maxaakiimta islaamka Somalia, iyadoo xalay weerar ay la beegsadeen warshadii hore ee hilibka oo ay ku xareysnaayeen ciidamo ka tirsan Maxkamadaha ay ku dhaawacmeen 3 ruux,. Wallow qasaaraha uu intaasi ka badan yahay.

 

Rasaas socotey ilaa muddo 30 daqiiqo ah ayaa xalay waxa ay qalqal galisay dadka magaalada Kismaayo oo u maleeyay in weerar magaalada ay ku soo qaadeen maleeshiyadii barre Hiiraale rasaasta oo muddo nus saac ah socotay.

 

3 ruux ee dhaawacantay ayaa 2 ka mid ah waxa ay ahaayeen ciidamada maxkamadaha sida uu saxaafadda u sheegay taliyaha xagga amaanka ee Maxkamadaha Kismaayo C/laahi Axmed Warsame, halka midka kalena uu ahaa kooxihii weerarka soo qaaday oo aan la garaneyn ilaa iyo wali halka ay beegsadeen.

 

 

Waa markii ugu horeysay oo isku dhacyo ceenkaan oo kale ah uu ka dhaco degmada Kismaayo, tan iyo markii maxkamadaha islaamka ay ka fara maroojiyeen gacan ku heynta magaaladaasi maamulkii uu madaxda u ahaa Barre Hiiraale.

 

 

CNM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Israsaaseyn xoogan oo xalay ka dhacday magaalada Kismaayo

 

 

Kismaayo 14, Oct.06 ( Sh.M.Network) 3 ruux ayaa ku dhaawacantay israsaaseyn xalay ka dhacday xeradii warshadii hilibka ee Kismaayo, iyadoo labo ka mid ah dadka dhaawaca soo gaaray ay ka mid yihiin ciidamada maxkamadaha, ka dib markii lagu weeraray fariisimahooda.

 

Kooxo hubeysay ayaa abaarihii xalay 12 kii saqdii dhexe tacashiirado ku furey xerda warshadii Hilibka oo iminka fariisin u ah ciidamada amaanka magaalada Kismaayo, iyadoo israsaaseyntaasi oo socotay muddo 3 daqiiqadood ah ay ku dhaawacmeen 3 ruux oo labo ka mid ah ay ay yihiin ciidamada maxaakiimta halka kuwii kalena hal ruux uu ka dhaawacmay, lamana garanayo halkii ay u baxdsadeen.

 

Sarkaalka xagga amaanka u qaabilsan ciidamada maxkamadaha ee gobolada Jubooyinka C/laahi Axmed Warsame ayaa shabelle u sheegay in weerar lagu soo qaaday fariisin ay joogaan ciidamada maxkamadaha islaamka, isagoo sheegay in ay iska difaaceen isla markaana ay baacsadeen.

 

Waxa uu sheegay in ciidamada amaanka ay ku raadjoogaan kooxahaasi, ayna gacanta ku soo dhigi doonaan kuwii falkaasi geeystay.

 

Waa iska horimaadkii ugu horeeyay oo ceenkaan ah oo ka dhaca magaalada Kismaayo tan iyo markii ay gacanta ku dhigeen magaaladaasi.

 

 

 

 

 

farxaan Lafoole

 

Shabelle Media Network J/hoose

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Three Islamists get wounded in gunfight in the port town of Kismayu

 

Aweys Osman Yusuf

Mogadishu 14, Oct.06 ( Sh.M.Network) At least three people were wounded in an exchange of gunfire that took place in the Islamic Courts administered port city of Kismayu on Friday overnight.

 

Two of the three wounded were Islamists who were attacked at their barracks, former butchering factory, in Kismayu.

 

Unknown gunmen had ambushed one the Islamic Courts bases, triggering a sudden Islamists reprisal. The gunfight lasted 3hrs. The gunmen reportedly escaped.

 

Islamic Courts security officer in Lower Jubba province Abdulahi Ahmed Warsame has told Shabelle the Islamic forces in Kismayu had been given a surprise attack.

 

 

“The Islamic Courts forces based in the former butchery factory had been attacked last night and three of the forces were wounded but the forces resisted, making the attackers retreatâ€, Warsame said, vowing they would track down and capture the perpetrators.

 

At least three riots staged against the Islamic Courts forces happened in Kismayu after they seized the town without a single shot.

 

This is, however, the first direct clash between the Islamic Courts who seized the port city 25 September and remnants in favor of the chased warlord and Somalia’s defense minister Barre Adan Shire Hirale.

 

Somalia’s Islamic Courts are in control of central and southern Somalia, including the capital Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by raadamiir:

What I don't understand is why this wasn't a full scale strike?

 

Why hit and run?

These are not Barre's army that is going to Kismaayo. These are men who first refused to fight for Barre because they believed they should not fight againt the "Islamic Courts". After witnessing the actions, including bililiqo, of the city, they have been secretly leaving Kismaayo to make a base in a town 30 miles to Kismaayo called Beerxaani. It is those forces that the Entity lied about disarming once or not being there at all another.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They will soon go back to their homes and families Insha'Allah without single fire being shot and these gangs will soon "run like rats" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this