Sign in to follow this  
Meiji

Mogadishu Free Media: More Organization and Unity

Recommended Posts

Meiji   

Warbaahinta Mogadishu oo qaadatay go’aano muhiim ah.

 

Shirar ay Toddobaadkii tagey ku yeesheen Agaasimayaasha iyo Tifaftirayaasha Warbaahinta Magaaladda Muqdisho ka howlgasha Xarunta Idaacadda Qur’aanka Kariimka ee Magaaladda Muqdisho ayeey falan qeyn iyo dood kadib iskula gaareen Qodobadan.

 

1-In aan la baahin Muxaadarooyinka sida tooska ah loogu xirayo Idaacadaha Masaajidada oo ay qabtaan Culumadda Soomaaliyeed kuwaasoo ay marar badan dhacday in Mowduucyo Siyaasadeed looga faa’iidaystay iyo arrimo ka baxsan wixii muxaadarada loo qabtay,Waxaana la isla gartay in Muxaadarooyinkaasi loo diro Wariyayaal lana soo duubo,marka la tifaftiro kadibna la baahiyo.

 

2- In aan la aqbalin Shirarka Jaraa’id ee Qadadka Taleefoonadda, mar hadii ay meesha ka baxeen Ciidamadda Ethiopia oo ahaa sababtii keentay in Dadka qaarkiis ay Shirarka Jaraa’id ku qabtaan Taleefoonadda ,Waxaana loo soo jeediyay Xoogaga Islaamiyiinta iyo Cid kasta oo doonaysa in Shir Saxaafadeed ay qabato inay soo wargaliso Maamulada Xarumaha Warbaahinta kadibna wariyayaal loo diro, xittaa haddii ay Gobol tahay.

 

3-In aan la wareysan qof aysan Bulshaddu ku aqoon Siyaasadda ama waxa uu markaasi ka hadlayo, isla markaana aan laheyn Darajo la yaqaan iyo Magac, iyo in aan la buun buunin koox cusub iyo shaqsi cusub oo Bulshadda aan ku soo kordhinayn wax faa’iido ah, waxaana la isla gartay in dadka la xiganayo ay Noqdaan masuuliyiinta Caanka ah ee la yaqaan oo aanan annagu Xarumaheena warbaahinta ku soo caan bixin qof cusub oo Bulshada aan wax faa’iido ah ku soo kordhinayn.

 

4- ugu dambayntii waxa ay Warbaahintu isla garatay in la dhiiragaliyo cid kasta oo Nabada ka shaqaynaysa, isla markaana aan bulshadda loo gudbin wararka kicin kara xiisad iyo dhibaato.

 

Xarumaha Warbaahinta Xorta ah ee Soomaaliya waxeey isla garteen in Qodobadan si isku mid ah loo meel mariyo, isla markaana ay yeeshaan Kulamo joogto ah si looga tashado hadba doorka kaga aadan Nabadda iyo Horumarinta.

 

Tan iyo markii Qodobadan la meel mariyay waxeey Xarumaha Warbaahintu is hor istaageen Shirar Jaraa’id oo ay qadka isgaarsiinta ku qabteen qaar ka mid ah muqaawamada iyo garabyo siyaasadeed taasoo loo sababeeyay in dadka ka hadlay aysan ahayn kuwa ku mansab ah Masuuliyiinta ay eedaynayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

This is one of the most progressive step Mogadishu Free Media has taken ever since 1991!

 

After 1991, the Somali people have entered a phase of total freedom from any state coercion, and as such some individuals and groups misused this freedom from any state intervention to cause harm to others and limit their freedom.

 

During the anarchy, the media in Somalia (particularly Mogadishu) have enjoyed a high level of freedom to air everything they liked. As such, many groups entered the business of free media and aired their different voices and goals.

 

Now Mogadishu Free Media has taken the progressive step to organize themselves, take responsibility in society, and have a unified purpose and modus operandi.

 

 

One of those responsibilities is: serving society and its interest, namely peace and stability.

 

Those who are against the interest of society should get no acces to Mogadishu Free Media.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Apparently, Horn Africa director was assasinated by groups who were against the major decision concerning organization and unity Mogadishu Free Media has made.

 

Mogadishu Free Media (MFM) had met several times and discussed the problems facing them and society in general. After these discussions and consultations, MFM had decided to distance themselves from the current personality-oriented politics whereby individuals grap their telephone's and declare war or whatever on the radio while hiding somewhere in a rural village or a foreign country.

 

They have decided to behave more professional, and more responsible towards society. The Free Media should not be misused by particular groups and individuals to cause distress and for warmongering purposes. It should be used in the benefit of society, and as such should side by side with the other segments of society work towards the goal of: peace and stability.

 

Whoever murdered the director of Horn of Africa was against that decision and new path MFM have decided to embark on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this