Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti Xukuumadda ka Tirsan oo hogaankab dhaqanka kula Shiray Ceel-afweyn

Recommended Posts

Deeq A.   

Wefti Xukuumadda ka Tirsan oo la salaadiin kula Shiray Ceel-afweyn
IMG-20231231-WA0019.jpg
IMG-20231231-WA0018.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Weftigii Wasiirada ahaa ee ku sugnaa degmada Ceel-af-weyn oo ay weheliyaan gudoomiyaha gobalka Sanaag iyo maamulka degmada Ceel-af-weyn ayaa kulan la qaatay ergooyin isugu jira cuqaal salaadiin iyo boqoro hawlaha nabadeynta u joogay degmada bishii u danbaysay.

Shirka oo muddo badan Socday ayaa layskula lafa guray sidii loo anba qaadi lahaa hawlaha nabadeynta isla markaana meel looga Soo wada Jeesan lahaa daminta colaada sokeeye.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this