Arafaat

Doorasho iyo Dagaal, Somaliland kee ayee dooran?

Recommended Posts

Arafaat   

Kulmiye re-election campaign kicked off, with immediately putting all blame for the military defeat in Las Anod with a sub-clan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 minutes ago, Arafaat said:

Kulmiye re-election campaign kicked off, with immediately putting all blame for the military defeat in Las Anod with a sub-clan. 

Goormee waaye doorashada? I thought Muuse Muqayil kept delaying. Will he keep it this time? I don't yhink inuu been been ku tagaayo, his kids and extended family are deeply enshrined in all levels of corruption.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

Heshiiskii Somaliland ku dhisneed (social contract) dhawac badan ayaa so gaaray 10kii sano ugu dambeeyay. Dad baa isleh xalkeedu wa doorasho, iyo Muuse oo ka taga meesha ama qaar isleh Muuse oo dib loo doorto. laakin isma lihi xal ayee keenisaa doorashadaan hada lagu dhawaqay wee kasii darisaa uun xalada hada lagu jiro uun ayee sii qaraarinisaa.

Waxa kasoo qadataa Bas xoogaha so socday oo wakhti badan u baahna ina la sameeyo (repair iyo maintenance), oo waxba laga qaban. Ama dareewal cusub u dhiib sii wado ama kii hore hasii wado, si kasta Baskaas wuu kala fariisaniyaa maadama u wakhtigaan u baahan yahay geeraj la geeyo sida loo sameeyo. 

Daraweelka lee badam micno ma sameyniso hada, ila hadii macaa la keeno dareewalka aduunka ugu fiican ee Hamilton, Senna ama Schumacher, midna ma wadi karo gaari la dhaafay wakhtigii u baahnaa ina la sameeyo oo laga shaqeeyo. Ka waran xaalkaas hadii Baskii oo socda la dhaho tartan ha la qabto cida dareewalka noqonisa. Kii waday Buska iyo kii rabay inu la wareego ku jeestaan oo isku qabsadaan shukaanta, maxaa u maleynisaa ayaa ka dhalan kara Meeshaan? 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.