Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Siyaaro

Recommended Posts

Madaxwayne Cabdulaahi Yuusuf oo booqasho ku tagay Addis Ababa, Itoobiya

 

Ka dib markii uu ka qaybgalay shir caalami ah oo ay Kooxda Xiriirka Soomaaliya ku yeesheen Nairobi, Kenya oo laga soo saraay go’aan ah in ciidamo nabad ilaalin oo bedelaya ciidanka Itoobiya loo diro Soomaaliya dhaqaalana loo raadiyo ayaa Madaxwayne Cabdulaahi Yuusuf wuxuu booqasho ku tagay Addis Ababa, Itoobiya, wuxuuna arrimaha Soomaaiya kala tashanayaa Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenaawi oo ciidamada Itoobiya u soo diray Soomaaliya si ay garab u siiyaan dawlada “taagta daran ee Soomaaliya” oo ciiidanka Itoobiya uu faras colaadeed u noqday.

Xigasho

-------------

 

Hail Sir Sanaawi

Samadiidoow

Soomaalidoow

Sankataliyoo

Haiiiiiiiil Sir Sanaawi

 

Bow, baby, bow bowdown.gif

 

Will Addis Ababa be the stooge's Biyooleey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho 22, Jan. 07 (Shabeelle) -- Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka dhoofay galabta magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Adis-ababa ee xarunta dalka Ethiopia...

 

[sNIP]

 

Safarka Madaxweynaha Somalia uu ugu kictamay dalka Ethiopia ayaa yimid, ka dib markii maanta xarunta Villa Somali ee Muqdisho kula yeeshay kulan wasiirka Arimaha dibadda ethiopia Sium Musfin oo markii ugu horeysay soo gaaray caasimadda Somalia.

 

Mr. Sium Musfin iyo Madaxweyne Yuusuf ayaa halmar ka wada duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi ay ku sii dhaweeyeen xubno ka tirsan dowladda Somalia.

 

Siyaaradda to Addis Ababa and the Master there is getting shorter and shorter. Whereas it was once a month, now it seems in every three weeks.

 

Perhaps wuxuu ka dhago adeegay the Mini-master loo soo diray, and now the big Master in Addis Ababa ayuu warkiisa ka maqli doonaa, whose war always be followed or else!

 

Why the siyaaro now, though? The junior worshippers of Sanaawi -- Geedi and Yuusuf -- had a little friction lately, which usually is taken care by the Mini-master Musfin.

 

Remember Baydhabo a couple months ago when Geedi xilka laga qaadi rabay? Mini-master mysteriously landed and suddenly there was an agreement. Before that, it was in Nairobi, where the Mini-master Musfin took care the mastery business about the treachery stooges.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdulaahi Yuusuf oo u duulay Magaaladda Addis Ababa

 

23/02/2007 (Onkod) -- Madaxweynaha Dawladda kumeel gaarka Soomaaliya Col. Cabdulaahi Yusuf Axmed ayaa goordhoweyd waxaa uu ka duulay garoonka weyn ee Heathrow ee London waxaana uu kusii jeedaa Magaaladda Addis Ababa ee dalkaasi Ethiopia oo la sheegay in ay dhowaan ku kulmayaan Madaxweynayaasha dalalka kala ah :

 

Yemen, Somalia iyo Ra'isul wasaaraha Ethiopia Meles zenawi iyadoo waxyaabaha ay ka hadli doonaana ay qayb ka tahay arinta Soomaaliya sida uu u sheegay Onkod News Mas'uul ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha oo London ugu waramayay.

 

Madaxweyne Yusuf ayaa safar maalmo qaatay waxaa uu ku joogay dalkan Britain oo uu kula kulmay Wasiiro ka tirsan dawladda dalkan iyo Diplomaasiyiin shisheeye oo uu kala hadlay arimaha Soomaaliya.

 

Sidoo kale waxaa Cabdulaahi Yusuf uu sidoo kale maray Baaritaan caafimaad oo uu u tagay Cisbitaalka Cromwell Hospital ee Galbeedka Magaaladan London.

 

Socdaalka Ethiopia kadib waxaa uu Cabdulaahi Yusuf uu tagayaa dalka Soomaaliya oo ay ka jiraan colaado iyo dagaalo u dhexeeya Ciidanka Ethiopia iyo kuwa Maleeshiyooyinka aan la garanayn ee hubaysan.

 

Once a month or even lesser, the Stooge's siyaaro to Addis Ababa always goes, never missed, regardless how many innocent Soomaalis are indiscriminately shelled. The Master in Addis Ababa is more important.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The latest siyaaro to Adisababa took almost two months after the last one because it was considerably delayed by dagaaladda Xamar ka socdo and the unsafe landing and taking off of planes, plus the Junior Master, the Xabash foreign minister had been in Xamar twice, supposedly bringing the instructions with him.

 

Nonetheless, it could not be delayed any other longer since the Senior Master at Adisababa needs the updates from the Frail Stooge himself.

 

No body knew where the Frail Stooge of Xabashadda flew to since secret flight flew out of Xamar at dawn four days ago, and no body, including the warbaahinta, knew where he went to. He just vanished. Today, suddenly, he appeared at his Master's palace in Adisababa. Very fitting.

 

Siyaaro thread will always chronicle the Stooge's visits and ventures to his Master's residence each time, regardless hadduu isqariyo or not, we will always know soon and report.

------------

 

[Abriil 20, 07] - Madaxweynaha dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa ka Hadley dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho, isaga oo tilmaamay in dagaalka looga soo horjeedo kooxaha argagixisada ah.

 

Wakaalada Wararka Itoobiya ee ENA ayaa shaacisay in madaxweynaha dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed iyo ra?isal wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ay ka wada hadleen dagaalka looga soo horjeeda waxa ay ugu yeeraan aargagixisada.

 

Labada mas'uul ayaa sheegay in ay sii soconayaan dagaalada, ayna xooga saari doonaan sidii ay u sifeyn lahaayeen kooxaha ka soo horjeeda oo ay u aqoonsan yihiin aragagixiso.

 

Labadan mas'uul ayaa la sheegay inay si weyn uga doodeen dagaallada ka socda Muqdisho iyo qaabka uu u socdo, waxayna sheegeen inay sii wadayaan inta ay ka xaqiijinayaan nabadda Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa ku ammaanay dowladda Ethiopia iyo madaxdeeda sida ay u garab taagan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ENA u sheegay in dowladdiisu ay dagaallada joojinayso marka ay xaqiijiso in Muqdisho laga saaray kooxaha ka soo horjeeda Dowladda.

 

Ra'iisul wasaaraha Ethiopia ayaa sheegay in ciidammadiisa ku sugan Muqdisho ay sii wadayaan dagaallada inta ay ka xaqiijinayaan inay ka saareen Muqdsiho kooxo uu ugu yeeray inay yihiin Argagaxiso ku dhuumaaleysanaysa Muqdisho, isagoo sheegay inay heegan u yihiin taas xaqiijinteen ciidammadooda ku sugan Muqdisho.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

haa, qorshaha todobaadyada soo socda waxa la sameen lahaa buu kala soo tashanayaa, nin kastaa hormuud buu leeyahay, Yeey hogaanka Milix baa u hayyo oo hadba dhinac u wato.

 

 

Gaal la tasho, tahluukeey keentaa, Allow yaa umadda dhaafiyo dadkan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

One the flip side, Shariif and co never invited any "Christians" to kill fellow Muslims in Somalia.On the flip side, Shariff and co never said Somali nomads should be bombarded b Americna gunships. They don't have a history of bringing Ethiopian army to Somalia, everytime one engages in a military confrontation.......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Geel_Jire12:

One the flip side, Shariif and co never invited any "Christians" to kill fellow Muslims in Somalia.On the flip side, Shariff and co never said Somali nomads should be bombarded b Americna gunships. They don't have a history of bringing Ethiopian army to Somalia, everytime one engages in a military confrontation.......

Ku dar oo u sheeg Eratareeya is not currently in carnage and massacring poor civilians of Xamar.

 

Ku dar oo u sheeg Eratareeya does not occupy Soomaali Galbeed.

 

Ku dar oo u sheeg Soomaaliya iyo Eratareeya dagaal waligeed kama dhaxeynin.

 

Ku dar oo u sheeg ninkii waday qaska Soomaaliya the last 16 years, midba hub iskugu dhiibaayo inuu ahayn Eratareeyaan.

 

Ku dar u sheeg kuwa cadowtinimo soo jiritaanka ahaa ka dhaceeyo inay ahayn Eratareyaan.

 

U sheeg qaska iyo qaxarka kuwa ka waday 16 sano dalkeena in uu ahayn Eratareeyaan.

 

U sheeg Eratareeya inay ahayn the current occupier of Soomaaliya.

 

U sheeg ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eriteria doesn't have any borders with Somalia so that they can't come in ,,,,, but is anyone denaying their role of prividing some military assisntance ????

 

After all, it is a political shyyyyyyttttt ,,,,, Sh. Sharif dining with Afworge ,,, i can't believe this

 

 

I'm not siding with those Xabashis ,,,, they'll never stop slaughtering poor civilians ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this