Game changer

Meeshaanu u socono !

Recommended Posts

Iga walaanaan aqbalayn inaanu xoogayaga Ku khasaarayno Meel aanaan lahayn ,     bal daawada  kuwa Aanu maxastooda  masuulka Ka nahay siday noola dhaqmayaan.    Hooyadiina anaga u adeegna isna si gaaruu u beegsanaya Isla kuwa u sababta ah inuu noolaado ilaahay Ka sakaw.   

Hadaaanu cid la dagaalamayno kuwan baanu Ka bilaabayna.   Nin walawba taas Ku biyo cab. Ma jiraan ciidan isq oo lascaanod kusoo socda.   Gurigayaga baanu nadiifinayna marka hore . Naleeye axmed meeshay u qixi lahaayen hasii qorshaystaan. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Nuux baasto baan arkayey oo ciidan kayaga lahaa garoowaan idiin horkacaya , Wuu iska ciyaaraya , garowe iyo lascaanod toona malihin,  meel aanu leenahay baanu cadawga Ka saarayna. Hubkana hooyadii malaha iyo jamhuuriyada uu sheeganaya midna, waa hubkii aabayaashayo fqshta Ka qaadeen.   Oo uu weliba badh dayacay.   

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   

Gamechanger, markii hore ina khaldaneed oo ka toobad keentay wa ku sax santahay. Marnaba danta tolka kumee jirin ina la diriro beelaha dariska, iminkana waxa dantu ugu jirtaa ina heshiis nabadeed la galaan. Gobolada Bari aad ba u maray, xaaladoona iminkana wee kasii xuntahay dhaqaale ahaan oo abaaro sameeyeen, wa ina dib loo fikiro oo wax loo daraaso. Waxa dantu ku jirta Bariga oo nabada, oo dib loo biloowo isku socodka, iyo Kala ganacsiga oo markaas dhaqaalaha kor u kaco. 

Siyasiintii khaladaad waaweyn ayee sameeyeen, oo mee eegin dantii umada. Xisbiga Kulmiye 13 sano wadanka maamuliyay, oo seeskiisa lagusoo dhisay Caynaba wexe eheed inu ka dhigo Caynaba, Elafweyn, Oog, Garadag centreka (bartamaha) dhaqalaha Somaliland, oo ka shaqeeyo sida xiriirka, nabada, isku socodka ganacsiga uu la leeyhay SSC, Puntland ila Galmudug, Hiiraan lasii adkeeyo oo deegaan kaasi noqdo bartama dhaqalaha, meesha maanta ee noqotay darifyda colaada.

Maanta hadaa eegtid inta gadiid, ganacsi iyo dad u kala socda Hargeysa-Gebiley-Borama-Wajale-Jig Jiga-Zeila-Jabuuti, ee tirada ka badan. Wexe eheed Inta in ka badan iney Burco-Caynabo-Oog-Las Anod-Garowe-Adado-Dhusamareeb-Galkacyo-Beletweyn u kala socdaan. Oo Caynaba  noqoto sida Gebiley oo kale, oo dhan kasta looga socdo oo isku xidha, la ganacsada oo waxba dhaafin, mashruuc kasta ka mid ah. 

Meesha wax si ka noqdeen ma garaniyo, ma fahmi karo caqligii meesha lagu xawilay. Iyo caqliga yiri aanu ka dhigno deegaankeeni mid coladeed. 

Caqliga yiri Jabuuti wa la ganacsan karnaa, laakinse Puntland lama ganacsan karno. Caqliga yidhi dariska galbeedka (Jabuuti iyo JigJiga) wa walaleheen, laakinse dariska bari (Garowe, Galkacyo) wa cadoow. Oo degaankii barina ka dhigay front dagaal, xad coladeed ma fahmi karo. Ileyn Jabuuti, Ethiopia, midna kuma aqoonsana, labada Somalia u aqoonsan Somaliland iney ka mid tahay oo isku socodka iyo ganacsi xor u yahay op sida wajaale iyo jabuuti visa lagu weydiineyn. 

Bal waxa ku weydiiyay adiga oo isticmaaliya caqligaga saliimka, xagee ku jirtaa dantada, danta tolkaaga iyo danta Somaliland? Iyo yee eheed oo dantana ku jirtaa ina la heshiisid oo la sameysid nabad, oo isku dan tihiin. Bal Inta ka jawaab. 

  • Thanks 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Arafaat said:

Niyaw horta comments kaagu kaama khasaarin  aragti saxaad cabirtay oo aad qortay. Laakiin imika waanba sakhraansanay oo  kuuma jawaabi karo  indrkay talaabo  wax waydiiya.  Anigu  geeridii nebiga ma ogiye 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 4

Share this post

Link to post
Share on other sites

Atleast sida walaalkay galbeedi ciid (tamuux,/burciid)  80 malyun ahbay  isaaq Naga qaateen  idinlama hor imaaden    intad galbeedi qof caadiya u taqaaniin anna caadibaan ahay igu qaata

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.