Game changer

Garaad useless with Gavin

Recommended Posts

Odaygaa yari wuxu leeyahay " bun hadii la waayo Bedel kiisu waa kanaa"  gaalka iyo garaad useless ba waa laba tuug oo noosoo shaqo tegay.   Garaadka reer kiisa hoose buugaba noogama jirto inaan dib u heshiino.   Inaan gamta u joogsano maahee.  Their service is no longer needed.

FB_IMG_1691151400069.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Subtitle Kaas laakiin maxaad uga jeedaan badhyo culusey  kkkkkk ,  Anaga horta gaalo badan baa nooshaqaysa kuwo badan waa useless. Qaarna kaalintooda way kasoo dhalaalen.  gaal oo dhan intaanu reach garaynay  cida keliya ee Aanu 100% isla Jaan qaadi karna waa Taiwaneseka shilling na noogama bixin.  

Anigu personally waxan aaminsanahay xoog iyo qabyaalad , intad  xoog leedahay uunbaa laguu soo joogsanaya. Intad qabiilo badan Ku xidhan tahay uunbaanu influence gaagu gaadhsiisan yahay.  Meeshuna waa geeska Africa.  Cadaaladu waa qoriga xaakimkuna waa ninka ugu qoriga weyn. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.