Sign in to follow this  
General Duke

Dahir Aways keep fighting as Warlord IndaCade is marganilized ..

Recommended Posts

Sh. Aweys: lama joojinayo dagaalada

25 Feb 25, 2009 - 3:15:41 AM

Hogaamiyaha ARS-Asmara Sheekh Xasan Daahir Aweys oo wareysi siiyay Al-jazeera isagoo ku sugan dalka Eritrea ayaa sheegay in dagaalada ka socda Muqdisho aysan joogsanayn inta ay dalka ka baxayaan AMISOM.

Sheekh Aweys, wuxuu sheegay in dagaalada socda ay yihiin kuwo lagu doonayo in dalka looga saaro ciidamada ka socda Afrika oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo kusoo duulay dalka Somalia.

"Dagaaladu waa soconayaa inta dalka laga saarayo AMISOM... waayo waa cadow doonaya inay dhibaateeyaan shacabkeena" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir, isagoo kooxaha Islaamiyiinta ah ugu baaqay inay dagaalada sii wadaan.

In ka badan 35-qof ayaa ku dhintay dagaalo ka dhacay Muqdisho 24-kii saac ee ugu dambeeyay, iyadoo ay ku dhaawacmeen 130-qof oo kale, kuwaasoo u dhexeeya kooxda Xizbul Islam iyo ciidamda dowlada oo gacan ka helaya kuwa AMISOM.

Aweys ayaa weeraray xukuumada cusub ee Somalia, taasoo uu hogaaminayo Sh. Shariif Sh. Axmed, isagoo ku tilmaamay xukuumada inay tahay mid loo dhisay inay la dagaalano muqaawamada.

"Dowlada cusub waxaa dhisay xukuumadaha reer galbeedka; qasadka laga leeyahayna waa in lagu jabiyo muqaawamada oo guulo ka gaaray dagaaladii ay la galeen cadowga" ayuu yiri Sheekh Aweys.

Gudoomiyaha ARS-Asmara wuxuu gaashaanka ku dhuftay go'aanadii kasoo baxay culumadii ku shiray Muqdisho, kaasoo lagu dalbay in dagaalada la joojiyo, lana dhowro inta ay dalka ka baxayaan ciidamada Afrika ka socda.

"Inkastoo culumadu ay dadaaleen, hadana ma ahan inay soo saaraan fadwo ku aadan in dagaalada socda... waayo dagaaladu waa kuwo isdifaacid ah, mana jirto qof aan dawo kula dagaalamayn cudurkii ku dhaca" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys.

Shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah madaxa Hay'ada culumada Somalia ayaa dusha ka saaran kooxda dagaalada bilowday dambiga khasaarihii dagaalkaas uu dhaliyay, isagoo sheegay inay fadwo cusub kasoo saarayaan dagaalada khasaaraha dhaliyay ee ka socda Muqdisho.

GAROWE ONLINE

Share this post

Link to post
Share on other sites

Sh. Indhacade Iyo Dr. Cumar Iimaan Oo Beeniyay Inay Ku Jiraan Dagaalka... Yaa Wada Dagaalkan?

23 February, 2009 12:32:00 Toronto t.

Font size:

Muqdisho,25-Feb-2009:-Waxa maalintii labaad dib usoo cusboonaaday dagaalkii shalay ka dhacay xaafada Hodan oo u dhexeeyay ciidamo kala raacsan dowladda uu hogamiyo Madaxweyne Sh. Sharif iyo Xisbul Islaam oo uu hogaamiyo Dr. Cumar Iimaan. Dagaalkan oo la isku adeegsaday hubka noocyadii kala duwan, isla markaan gaystay qasaare naf iyo maalba leh, ayaa maanta dib u bilowday kadib markii lagu guuldaraystay in qolo walba ay halkeedii hore ku laabato.

Isbahaysiga Xisbul Islaam ayaa u muuqda mid isku qilaafsan qaabka dagaalkan ay u bilaabeen. Sh. Yusuf Indhacade iyo Dr. Cumar Iimaan ayaa beeniyay inay ku lugleeyihiin dagaalkan, waxayna si kali kali ah u sheegeen inaysan wax shaqo ah ku lahayn dagaalka shalay iyo maanta ka socda xaafadaas. Dr. Cumar Iimaan oo Faahfaahin ka bixiyay cida wada dagaalkan ayaa sheegay inuu ku kali yahay dagaalku taliyaha ciidamada Jabha Islaamiya Sh. C/qaadir Komaandoos oo ka tirsan isbahaysiga mucaaradka ee Xisbul Islaam.

Qilaafka Dr. Cumar iyo C/qadir Komaandoos ayaa yimid kadib markii Dr. Cumar Iimaan uu diiday inuu ku maalgaliyo dagaalka lacagta madax-furashada looga soo helay Talyaaniga oo loo siidaayay laba haween oo Soorooyin ah. Lacagtan oo kusoo dhacday gacanta Sh. C/qadir Komaandoos ayuu ugu yaboohay inuu ku maalgaliyo dagaal lagu qaado ciidamada dowladda Sh. Shariif, laakin Dr. Cumar Iimaan ayaa ku tilmaamay lacagtaas mid xaaraan ah oo aan lagu maalgalin karin isbahaysiga Xisbul Islaam. Intaas kadib ayuu go'aan kaligiis gaaray Sh. C/qadir Komaandoos sidaas ayuuna dagaalka ku bilaabay shalay ilaa maantana uu ku socdaa dagaalku.

Madaxweyna Sh. Shariif oo ku socda wadadii madaxweyne C/qasim Salaad uu maray sagaal sanno ka hor, wadadaas oo ahayd dagaal la'aan ayaa xoogaga kasoo horjeeda waxay isku dayayaan inay dhul balaaran qabsadaan maadaama uusan dagaal usoo jeedin madaxweyna Sh. Shariif, waxayna u muuqataa inuu dagaal kama dambays ah gali doono marka xeero iyo fandhaal ay kala dhacaan oo xalku uu sii fogaado, dadweynuhuna ay ka niyad jabaan dowladda taagta yar.

'Medicine'

Sheikh Aweys, formerly legislative head of the Islamic Courts Union (ICU), told Al Jazeera TV from his base in Eritrea that the fighting will continue until AMISOM troops leave Somalia.

"They [AMISOM] are the enemy of the Somali people," Sheikh Aweys said, while urging Islamist insurgents to continue to war.

He condemned Somalia's new government, saying that it was established by the West to 'weaken the muqawama,' a reference to the Islamist insurgency.

Sheikh Sharif Ahmed, a former ICU executive chief, is now the new president of Somalia's UN-backed 'unity government' and its Islamist-dominated Cabinet.

Further Sheikh Aweys distanced his group, Party of Islam, from the recent fatwa issued by the Islamic clerics, saying: "The sheikhs tried but they should not issue a fatwa on the war, which is defensive. Every person will use medicine to fight a disease."

What madness

Warlord 'Resigns'

Yusuf Mohamed Siad, known popularly as 'Indha Ade' (White Eyes), told the BBC Somali Service that he has resigned as the military chief of the Party of Islam.

Indha Ade, the notorious ex-warlord of Lower Shabelle region and the ICU's former defense chief, said his group had accepted the decision of the Islamic clerics not to attack AMISOM.

"I recently resigned as the military leader of the Party of Islam, and I am not involved in the fighting," Indha Ade said.

He stated that he has been a long time friend of new President Sheikh Sharif but urged the new leader to clearly express his position to the muqawama.

"I want to state that the people of Mogadishu do not deserve to be shelled while they are returning," Indha Ade said, while referring to civilians returning to their homes with the hope that the anti-government insurgency will stop.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this