Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Health day for kids In laascanood Video

Recommended Posts

Maalmaha Caafimaadka Caruurta Oo Ka Bilaabmay laascaanood iyo qaybo ka mid ah Gobolka Sool + Daawo Vedio

Posted to the web on May 23

S

Wasiirka Caafimaadka Iyo Shaqadda Somaliland Axmed Cali Casoowe ayaa maanta ka qayb galay shir lagu furayo Maalmaha Caafimaadka Caruurta oo maanta ka bilaabmay magaalada Laascaanood iyo qaybo ka mid ah gobolka sool shirkan oo lagu qabtay hoolka jaamacada Nugaal ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb galay madax kala duwan oo ka mid ah wasaaradda caafimaadka wasiiro katirsan xukuumada maamulka degmada

shirka ayaa ugu horayntii waxaa kadlay Xaliimo Xasan Cali Ugaaso iyad oo ka warbixisay ololaha talaalka ee loogu magac daray maalmaha caafimaadka caruurta oo maanta ki bilaamay magaalada laascaanood iyo degmooyin kale iyadoo sheegtay in teamamki ka shaqayn lahaa ay diyaar ku yihiin dhamaan goobihii loogu talagay iyadoo intaa raacisa in olahan caafimaad oo sanadkiiba mar la qabto lagaga talaalo lixda cudur ee dilaaga ah kuwaasi oo fara ba,an ku haya caruurta da,doo ka yar tahay 5 sano

sidoo kale waxaa ka hadlay Faarax cawil oo ah madaxa MHC-yada gobolka sool wakiilna ka ahaa Isuduwaha Wasaarada caafimaadka G.Sool isaga oo sheegay in dhamaan dadka ka soo qayb galay uu fariin ugu gudbinayo inay gaadhsiiyaan dad kale ee aan la socon ololaha maalmaha caafimaadka caruuta oo ka bilowday gobolka sool

Agaasimaha waaxda adeega Faysal ismaaciil w.caafimaadka ayaa isuga ka hadlay siyasaada wasaaradu ka leedahay talaalka 6 cudur iyo olalha loogu magac daray maalmaha caafimaadka ee ka socda gobolada dalka

Wasiiru dawlaha Kaluumaysiga Cabdi Xirsi mayerka Degtmada Laascaanood Axmed Awdaahir X.xassan Oday axmed Cabdi Xaabsade ayaa si isku mid ah uga hadlay shacabka iyagoo ku nool gobolka soolna kula taliyay inay xarumaha uu ka socdo olahan caafimaad ee balaadhan ay geeyaan caruurtooda

waxaa sidoo kale halkaasi hadlay Cabdi khayre dirir oo ah Gudoomiyaha Ururka SCODA isaga oo sheegay in ururkoodo ka shaqeeyay wacyigelinta olohan caafimaad iskuna hawlay sidii dadka ku dhaqan gobolku ay caruurtooda u gayn lahayeen goobaaha ay diyaarka ku yihiin kooxaha caafimaadu

ugu danbayntii waxaa shirka ka hadlay Wasiirka caafimaadka isagoo kula dardaarmay bulshada ku dhaqan gobolka sool inay kaa faa,iidaystaan ololaha ee maalmaha caafimaadka caruurta ee ka bilowday gobolka kana faa,iidaystaan xidhmada caafimaad ee la siinayo caruurta lka yar 5 sano wasiirka ayaa halkaasi ku siiyay talaalka dhibca ah ilma yar oo dhalay mid ka mid ah hawlwadeenada caafimaadka gobolka sool

Xaga hoose ka Daawo Maqal iyo Muuqaal

Video

Share this post

Link to post
Share on other sites
sahal   

Faysal baa caagadaha caanaha joojinayaa oo quraarado ku beddelaya si caafimaadka kor loogu qaado ee Faysal doorta ;)

Wasiirka Caafimaadka Iyo Shaqadda Somaliland Axmed Cali Casoowe ayaa maanta ka qayb galay shir lagu furayo Maalmaha Caafimaadka Caruurta

oo maanta ka bilaabmay magaalada Laascaanood iyo qaybo ka mid ah gobolka sool shirkan oo lagu qabtay hoolka jaamacada Nugaal

Wasiirka Caafimaadka Iyo Shaqadda Somaliland Axmed Cali Casoowe ayaa maanta ka qayb galay shir lagu furayo Maalmaha Caafimaadka Caruurta oo maanta ka bilaabmay magaalada Laascaanood iyo qaybo ka mid ah gobolka sool shirkan oo lagu qabtay hoolka jaamacada Nugaal ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb galay madax kala duwan oo ka mid ah wasaaradda caafimaadka wasiiro katirsan xukuumada maamulka degmada

shirka ayaa ugu horayntii waxaa kadlay Xaliimo Xasan Cali Ugaaso iyad oo ka warbixisay ololaha talaalka ee loogu magac daray maalmaha caafimaadka caruurta oo maanta ki bilaamay magaalada laascaanood iyo degmooyin kale iyadoo sheegtay in teamamki ka shaqayn lahaa ay diyaar ku yihiin dhamaan goobihii loogu talagay iyadoo intaa raacisa in olahan caafimaad oo sanadkiiba mar la qabto lagaga talaalo lixda cudur ee dilaaga ah kuwaasi oo fara ba,an ku haya caruurta da,doo ka yar tahay 5 sano

sidoo kale waxaa ka hadlay Faarax cawil oo ah madaxa MHC-yada gobolka sool wakiilna ka ahaa Isuduwaha Wasaarada caafimaadka G.Sool isaga oo sheegay in dhamaan dadka ka soo qayb galay uu fariin ugu gudbinayo inay gaadhsiiyaan dad kale ee aan la socon ololaha maalmaha caafimaadka caruuta oo ka bilowday gobolka sool

Agaasimaha waaxda adeega Faysal ismaaciil w.caafimaadka ayaa isuga ka hadlay siyasaada wasaaradu ka leedahay talaalka 6 cudur iyo olalha loogu magac daray maalmaha caafimaadka ee ka socda gobolada dalka

Wasiiru dawlaha Kaluumaysiga Cabdi Xirsi mayerka Degtmada Laascaanood Axmed Awdaahir X.xassan Oday axmed Cabdi Xaabsade ayaa si isku mid ah uga hadlay shacabka iyagoo ku nool gobolka soolna kula taliyay inay xarumaha uu ka socdo olahan caafimaad ee balaadhan ay geeyaan caruurtooda

Waxaa sidoo kale halkaasi hadlay Cabdi khayre dirir oo ah Gudoomiyaha Ururka SCODA isaga oo sheegay in ururkoodo ka shaqeeyay wacyigelinta olohan caafimaad iskuna hawlay sidii dadka ku dhaqan gobolku ay caruurtooda u gayn lahayeen goobaaha ay diyaarka ku yihiin kooxaha caafimaadu

ugu danbayntii waxaa shirka ka hadlay Wasiirka caafimaadka isagoo kula dardaarmay bulshada ku dhaqan gobolka sool inay kaa faa,iidaystaan ololaha ee maalmaha caafimaadka caruurta ee ka bilowday gobolka kana faa,iidaystaan xidhmada caafimaad ee la siinayo caruurta lka yar 5 sano wasiirka ayaa halkaasi ku siiyay talaalka dhibca ah ilma yar oo dhalay mid ka mid ah hawlwadeenada caafimaadka gobolka sool.

Gabiley Desk

Lasanod Office

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this