Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland to fund multi-functional Stadium with the help of TassAO cost $180,000

Recommended Posts

Abtigiis   

Originally posted by FIDHIN:

i suggest they should have a better security first instead of wasting money with ciyaaro if its truee,

Ciyaar is the key word adeer. :D Waliba niman xarfaan ah ayaa ciyaarta wada. Like Ilka-dahable said bal aynu sugno garoonka ka soo baxa halkaas. :D 200,000 three-bed room apartment Nairobi ah in a prime place yay yaa alaahu ku goysaa.

Edit: Ilka-Dahabloow, horta well come back. Lamanihii Ingriiska ahaa xaalkooda wax war ah ma igu dhaantaa? tan kale, soodiiga adigu lahaa waxba la ma dhisayo maxaad ani igu haystaa. I have no beef with Puntland, laakin de sheekadani waa sheeko xiiso badan. :D

Nimankaad sii dayseen waa kuwee? Ma kuwa xabsi-daa'in ka lagu xukumay Addis Ababa?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Aw Muse soo kii ahaa nin weyn oo rer-magaal ah, arintani miyey hoos martay mise wax kalaa jira? :D I think it is a typo. Ama 18 millon ayuu u jeedaa ama 180,000 oo qof garoon qaadaya ayuu u jeedaa.

Qiimaha kiishaka sibidhka ah marayo ma la socdaa horta?

Tolka wilashaas in la daayeen mooday sxb waa ka xumahay wiilashaaas in xabsi daain lagu xukumay

laakiin adigu Putland internatinal studium baad godkii alshabaab ku tilmaamtay godka alshabaab waa waxa ugu xun oo wax lagu tilmaamo maantay

waa kugu raacsanahay in 180 kun oo lagaxaday 100kun aysan dhisin karin laakiin lamaanaha ingriiska laga dhamaystiri doonaa garoonkuna waa dhamaandoonaa tageerayaal dhagaxbuur ka yimidna waa buux dhaafin doonaan :D

Originally posted by Ilka-dahable:

waa kugu raacsanahay in 180 kun oo lagaxaday 100kun aysan dhisin karin laakiin lamaanaha ingriiska laga dhamaystiri doonaa garoonkuna waa dhamaandoonaa tageerayaal dhagaxbuur ka yimidna waa buux dhaafin doonaan
:D

:D:D:D:D:D:D

:D:D Alshabab waa wax xun lamana masaynayo Puntland. hadalkana is bar bar dhig ugama jeedine physically meesha sawirka ka muuqata iyo dagaxaanta ag taal ayaa u og goobaha Alshabab ay tadka ku ciqaabaan. Muqaal ahaan unbaan jeeday.

Tan kale, nimanku waa walaalahayo, runtiina wax kasta ooy sameeyaan waxaa lagu dhaafi wax calankii Soomaaliyeed dabada haysta oo meel kasta lula iyagaa u badan. Wajiib badanna way guteen oo udub dhexaadka Somaalinimo weeye. Taas inaan garan la'ahay ha moodin, iyo kaalinta ay kaga jiraaan Somali qaranimadeedu inay sii jirto. Cid kale yayna waxba u ogolaane, Somalinimo inay muuqato ooy jirto way ogol yihiin, and that is enough. Still, political elites are different than the mass.

Waxaan farta ku godayaa waa elites'ka dadka oon baraarugi bililiqystay dawladnimadii ee wada safiir iyo diplomaasi noqday ee wali halkii 60 kii uun ka raaadinaya dhinaca qaybta. Ee aan ogoyn in dad awal aan qayb weyn ku lahayn Soomaalida, sida beesha Jareer-weyne in maanta ay ka mudan yihiinn tiro ahaan qayb dadkii horey u qaadan jiray.

Laakiin 180,000 USD iyo Multi-functional yaa isu kay qaban wayday. Uni-functional ciyaalka dhaxanta dabaysha xagaaga darbi ka celiya kolkay kubada ciyaarayaan hadii loo dhiso ayaa abaal weyn ah. :D:D

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this