Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Somali Police force report NEW [PICS]

Recommended Posts

Dowlada Somaliya oo soo dhowaysey 100 Askari oo todobaadkan Gudihiisa laga Qaaday AKdeemiyada Ciidanka Booliska Somaliyeed ee Magaalada Carmooyin ee Xarunta Gobolka Bari

Waxaa Gaarey Magaalada muqdisho ee Caasimada Somali Ciidan Dhan 100 Askari oo Dhowaan uu tababar ugu soo Dhamaaday Degmada Carmo Gaar ahaan Akdeemiyada Ciidanka Booliska Somaliyeed ee Degmadaasi Carmo,Waxaana Ciidankaasi ay ahyeen Ciidamo loo Qorsheeyey Difaaca iyo Sugida Amaanka magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Ciidankan ayaa waxa ay ahayeen Guud ahaantoodaba Ciidamo u dhashay Gobolada Somaliya oo Si Gaar ay ugu Deeqday Dowalda Puntland iyadoo ka qayb qaadanaysa Difaaca iyo Dib u soo Celinta Amaanka Magaalada Muqdisho ee ay ka dhacayaan Dagaalada iyo Amaandarada ay wadaan kooxa ka soo horka jeeda Amaanka iyo jiritaanka Dowlada Somaliya.

Taliyaha Ciidanka Booliska kuliyada Somaliya ee Degmada Dhame Gaani ayaa Saxaafada u sheegay In Ciidankan Gaaraya 100 Askari ay yihiin Ciidamo Si buuxda loogu kal soonyahay Difaaca iyo qaranimada Somaliya ee ay ka qayb qadanayaan,Iyadoo Maalmihii aan soo dhaafnay ay ciidankaasi ka Boqooleen Kuliyada tababarka Ciidanka Booliska Somaliyeed ee Magaalada Carmo,ka Hor intii aysan ka Bixin Ciidanka Boolisku Magaalada Car ayaa Waxaa Xaflad Balaaran loogu Qabtay Gudaha Xerada ay tababarka ku qadanayeen.

Waxaana Dardaaran iyo Qudbad dheer ka soo kal Jeediyey Xafladii ay ciidanka Boolisku ka siisagootiyayeen taliyaha Booliiska Degmada Carmo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Cabdi Casiis Siciid Gacamey iyo taliyaha Kuliyada Ciidanka Booliska Somaliyeed eeIskuulboolisiyada Carmo waxaana ay si wada jira ugu Dardaarmeen Taliska Sare ee Maamulka Puntland In looga baahanyahay Difaac iyoqaranimo 100kaasi Askari Dalka iyo dadkana ay u soo hayaan goo,lo lataabankaro oo farxadgeliya.

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Bosaaso Puntland

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gar-haye   

^^^are they similar to the 500+ that surrendered and seek shelter at the mosque in belle doogle airfield? Not that its bad to coward when you find yourself in the wrong side of the fence.

Xadun.. Those millitias weren't paid for several months and couldn't find any khat money to blind them from the harm inflicted on their fellow Somalis. So they welcomed the Freedom fighters.

That's not being coward but coming back to reality

I noticed every time there is some good news from the country some SOL members get angry. Why? Stability is more important than personal pride. We might not like the current government or the opposition but the reality is people need stability and that means working towards peace. The opposition's road side bombs is killing more innocent somalis than ethiopians and giving more excuses for ethiopians to remain in the country. Swallow your pride guys. Let the children get education. Let 'em have a future.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this