Sign in to follow this  
General Duke

President Cade Muse opens new offices....PICS

Recommended Posts

BOOSAASO : Dhisme Cusub oo ay ku baxday $ 200,000 oo lagu daray Dakada Boosaaso

Posted to the Web Mar 20, 15:40

Boosaaso:-Waxaa maanta si rasmi ah loo furay Xafiisyo dhisme cusub oo ka kooban 2 biyaano oo ay ku baxday lacag gaaraysa $200,000 ka soo lagu siyaadiyay Dakada Boosaaso.

Furitaankii dhismahan Cusub ayaa waxaa ka hadlay Cadde Muuse Xirsi M.waynaha Puntland wuxuuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay furitaanka Mashruucan islamarkaasna uu rajaynayo in mashaariic caynkaan oo kale ah had iyo jeer la hirgaliyo Puntland.

"Waxaan dadka u sheegayaa in loo baahan yahay in wax la bilaabo , waxaad arkaysaa aakhirka waxkastaaba iyakoo dhamaaday , markaan bilaabaynay mashruucan waxaa naloo malaynayay in aan waalanahay waakan iminka mashruucii waanajaxay ayuu yiri M.wayne Cadde".

Yaasiin Cartan Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo sharaxaad ka bixiyay dhismahan cusub ayaa sheegay in ay iska leeyihiin Wasaaradaha Maaliyadda iyo Dakadaha oo ay ku shaqayn doonaan.

Mr. Cartan wuxuu sheegay in ay Wasaaradda Maaliyadda ay bixisay dhaqaalaha ku baxay dhismahan , wuxuuna meesha ka saaray in aysan jirin cid kale oo gacan gaystay hirgalinta dhismahan.

Axmed C/salaam

Garoowe , Puntlandpost.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this