Che -Guevara

Fahad Yasin: Open Letter to PM Hamza

Recommended Posts

gooni   

Hamse wuxuu la mid yahay ninkii sheekha fadwada waydiiyay oo ku yiri...

Sheekhow waxaan ka shaqeeyaa makhaayad khamarada lagu gado, laakiin anigu qaybta cuntada yaan joogaa ee macaashkaygu ma xalaalbaa?

Fahad yaasiin waxaan kula talin lahaa mayd waa loo duceeyaa balse wax looma sheego.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cagdheer ta waxan usoo jeedin lahaa weligiinba halaydin caayo walaydaan horta doqomiin u ahayn waxaas dhulmahante baa suuqa idiin geliyey .  Ku dabo tukada axmed madoobe iyo ra,iisul wasaarahaba.   Weligood labadaa shakhsi kumaan arag wax xumuuna wanaag mooye.   Inaad Somalia lug lasoo gashaan baa la diidan yahay cidaan drod ahayna idinma diidana.   

La shaqaysta soomalidiina kale dacaayadahana dhegaha Ka furaysta.     Idinka iyo anakuba edeb darrada ma naqaano xamar waa inaynu uga danbayno cida leh danteenana Ka fushano. Anagu hadaanu Dirr nahay      Ra,iisul wasaarihiinna ridina mayno weliba inaad booska sii haysataan baanu idinku taagerayna muddo Ka badan inta kuwii hore loo dayn jiray.    Waad taqaaniin meesha weerarku idinkaga socdee iska celiya weliba hurgufa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.