Sign in to follow this  
wind.talker

Islamic courts v. C/rashid Ilqeyte

Recommended Posts

This news item raises the question: Who's more powerful between Xamar's notorious warlords and the Midowga Maxkamadaha Islaamiga? The answer to that question depends on how C/rashid Ilqeyte responds to the Courts' threat. The other question it raises for Xamar's warlords is: Who's more of a threat - the TFG-Jowhar or the Courts? :confused:

 

Maxkamadaha Islaamiga oo xalay laga qabsaday gaari Tikniko ah ayaa sheegay in lix saacadood gudahood ay ku weerari doonaan hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho

 

November 05, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Xiisada u dhaxeysa maxakamadaha Islaamiga ee ka dhisan magaalada Muqdisho iyo ganacsade C/rashiid Ilqeyte ayaa sii xoogeysatay kaddib markii goor dhow maxkamadaha Islaamiga shir Jaraa’id oo ay qabteen ku sheegeen haddii aan la soo celin gaari Tikniko ah oo xalay maxkamadaha laga qabsaday in lix saacadood gudahood ay ku weerari doonaan hotelka Saxafi oo xilligan hoy u ah qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka.

 

Xiisadan ka dhalatay Shineemo ku taala Isgoyska No. 4 ee magaalada Muqdisho ayaa sababtay in maxkamadaha islaamiga la kala wareego gacan ku heyntii isgoysakaas oo saldhig u ahaa maxakamada Alfurqaan iyadoo saaka isgoyskaas lagu arkayey maleeshiyooyin si weyn u hubeysan iyo gaadiidka tiknikada ah.

 

Goobaha ganacsiga ee deegaankaas ayaa waxaa ka jiray cabsi iyo welwel la xiriira xiisada dagaal oo halkaas ka dhacda.

 

Guddoomiyaha maxkamada Alfurqaan ee magaalada Muqdisho oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta maxkamadaas ayaa qiray in xalay maxkamadaha laga qabsaday gaari Tikniko ah, sidoo kalena laga dhaawacay dhowr Nin waxa uuna weerarkaas ku eedeeyey ganacsade C/rashiid Shire Ilqeyte.

 

HornAfrik mar ay isku dayday inay la xiriirto ganacsade C/rashiid Ilqeyte ayeysan u suurtagalin iyadoo siyaasiin iyo waxgarad ay ka mid ahaayeen Prof Maxamed Faarax Jimcaale, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, iyo mas’uuliyiin kale ay dadaal ugu jireen sidii xiisada loo qaboojin lahaa.

 

Maxkamaduhu ayaa u muuqanaya kuwa awood adeegsanaya
kaddib markii muddo Lix saac gudahood u qabteen haddii lagu soo celin waayo gaariga Tiknikada ah ee laga qabsaday inay weerari doonaan hotel Saxafi oo hoy u ah xildhibaanada baarlamaanka ee ku sugan magaalada Muqdisho, iyadoo xilliga uu guddoomiyaha maxkamada Alfurqaan uu shirkaa Jaraa’id ku qabanayey xarunta maxkamadaas ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan midowga maxakamadaha islaamiga ee magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The clan courts are no threat to anyone. As for Ilqaete no doubt his clan court will support him. The courts are clan based they do not have any unified umbrella. So one clan court can do very little.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Lately, they were expanding their powerbase, closing shaneemooyin, taking over some strategic intersections. Meel ee aadanba, they finally found their match.

 

Bullying non-armed native city dwellers who owned mini-sized shaneemooyin would get them to nowhere. Comparing these same shaneemooyin to "small Kaniisad" is pure nonsense, as they did.

 

They can't do nothing now. They also threatened to shut Hornafrik radio station in this past week because they also propagate "gaalo" ideologies.

 

Their threats are now nothing, since they know full well they can't bully that easily Ilqeyre, whose business ethic itself is questionable; nonetheless I agree with him this time. They needed someone who put them in their rightful place.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this