Recommended Posts

Qof daacad ah iga dheh. He reminds in early 1990 that a family friend dowladda xil weyn ka haaye wadaad noqday. He had several villas in Xamar as well as several SUV vehicles. Markuu la soo tashtay wadaado masaajidka xaafadiisa deganeyd ayaa kula soo taliyey inuu iska celiyo hantidiisa qaarkood, dowladda u celiyo maadaama uu qirtay wax isdaba maris ku dhistay guryaha, except his first.

Wuu go'aansaday inuu celiyo, wuuna celiyey. Tolkiisa geed dheer iyo geed gaaban u koreen inay ka joojiyaan, shirar isdaba joog socday. In the end they were saying wuu qafiifay after he returned laba guri ka mid ahaa sadexda guri and several SUV vehicles to dowladii dhexe.

A few months later dowladii waa dhacday and he remained wadaad tabliiqi ah. Bakistaan inuu ku geeriyooday jeclahay few years ago.

Hadda yaa ogaado guryahaas moooryaan ayaa iska heysato.

____________________

Nin iibsaday gaari ay laheed dowladda Soomaaliya oo maanta mag-dhaw bixiyey

IMG-20230426-WA01061.jpg?resize=696,464&

Cabdiraxmaan Xuseen Wehliye ayaa qaaday tallaabo dhif iyo naadir ah, ninkaan markii ay burburtay dowladii dhexe Soomaaliya waxaa gacantiisa ku jiray Gaari kuwa Xamuulka qaada ah oo dowladu ay laheyd.

Wuxuu ka tirsanaa wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka, markii ay dowladdu burbrutay ee dalku uu dagaallo sokeeye cagaha la galay wuxuu iibiyey gaarigii dowladda ee gacantiisa ku jiray.

Cabdiraxmaan ayaa maanta sheegay in gaarigii uu ku iibiyey lacag dhan 12,500 oo dollar, maadaama aysan jirin xiligaas dowlad uu ku wareejiyo.

Markii uu iibsaday gaarigii wuxuu ka cararay dalka oo dagaallo ay ka socdeen, wuxuuna ka mid noqday Soomaalidii gashay waddanka Ingiriiska.

Cabdiraxmaan ayaa 32 sano kadib ku soo noqday Soomaaliya wuxuuna go’aansaday lacagtii uu gaariga dowladda ku iibsaday uu hadda ku soo celiyo dowladda, maadaama ay tahay Hanti-Qaran.

Ugu dambeyntii maanta ayuu Cabdirixmaan lacagtii si toos ah ugu shubay Bangiga Dhexe ee dowladda, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.

Waa dhif in dadkii boobay ama xiligaas si un ay xagooda u martay hantidii dowladda ee dib ugu soo celiyey qaranka, markii dib loo soo dhisay dowladnimada Soomaaliya.

Soomaaliya waxaa ka jirtay dowlad xoog leh oo hey’ado dhisan leh aadna u qalabeysan, inta badan hantidii dowladda waa la boobay, mana badna dadka go’aansaday inay dib u soo celiyaan xisaabihii dhinacooda maray, si lamid ah geesinimada uu maanta sameeyey Cabdiraxmaan Wehiye.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Illyria   
On 4/27/2023 at 4:44 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Well done to Mr Weheliye for doing the right thing, however, if we do the maths, and go by the EPV formulae, then Mr Weheliye should pay back one of two:
a) The value of a similar truck in today's market value, or
b) 237,600.00, which is what 12,500.00 would have been worth 32 years ago at a conservative compound value, not accounting for penalties, and potential loss of earning of the asset, even after depreciation of the asset, and its net book value.

This assumes the earnings of a modest T-Bill at the US treasury, imagine, what the potential earnings would have been had we computed the EPV by a decent Mutual Fund.

And of that, he owes the nation 225,100.00, if we go by (b). Or am I being pricky?

So, judging from those facts alone, an honest broker, Mr Weheliye is not; or is he?

Yet, indeed a giant amongst his contemporaries, he is in a nation where no one admits to any wrongdoing.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.