Sign in to follow this  
Jumatatu

Mr Francois Fal.'there is a major rift between the TFG

Recommended Posts

Jumatatu   

Francois Fal: Wixii Kulankan ka Danbeeya Waxaan Oran Karaa Khilaaf Badan ayaa u Dhexeeya Xubnaha Dawlada.

 

1619.jpg&w=210&h=192

François Lonsény Fall

 

Isha Warka: Reuters

 

 

 

Ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr Francois Fal, ayaa dayro ka muujiyey dadaalka la doonayo in lagu soo afjaro khilaafka u dhexeeya xubnaha dawlada FKMG ah. Kadib kulan uu shalay la yeeshay gudoomiyaha Baralamaanka Shariif Xassan Sh. Aadan, Ra’iisuwasaare ku xigeenka Sifir, Muuse Suudi, Cumaan Caato, iyo Maxamad Qanyare, ayuu Mr Fall shegay in

 

"in ay waajahayaan siyaasad ku socoto wado xiran". Mr Fall wuxuu kaloo sheegay inuu garawsaday in khilaafka u dhexeeya xubnaha dawlada uu yahay mid weyn oo dhinacyo badan, isagoo arrinkaas ka hadlayana wuxuu yiri

 

“Wixii kulankan ka danbeeya waxaan oran karaa khilaafka u dhexeeya xubnaha dawlada waa mid faro badanâ€.

 

Arrimaha la isku mari la’yahay ayaa ah halka xarun u noqonaysa DKMG ah, keenista ciidanka shisheeye iyo qaabka loo dhisayo ciidan qaran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this