Sign in to follow this  
Jabhad

Is Puntland unofficial part of Ethiopia?

Recommended Posts

Jabhad   

Somalia: Ethiopian soldiers detain old man in Puntland

Aug 24, 2006, 17:31

 

Puntland authorities, accompanied by Ethiopian soldiers, arrested an old man on Thursday in Galkayo, the capital of Mudug region in central Somalia.

 

 

Foore Abdi Ali was detained while trying to make a phone call to relatives in the Diaspora and reports said the old man was taken to the outskirts of Galkayo, where Ethiopian forces are based.

 

 

The reasons for old man Foore Abdi's arrest are unknown. Both Puntland and Ethiopian officials have not commented on the arrest.

 

 

Relatives of old man Foore Abdi have told Garowe Online that he was not involved in politics and that he had recently arrived from Wardheer, a region in eastern Ethiopia.

 

 

Somali-speaking people predominantly inhabit eastern Ethiopia's *** region and Ethiopian troops regularly engage Somali rebels who have been fighting for self-determination for decades.

 

www.garoweonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Somalia: Islamic Courts threaten Puntland

A representative of the information office of the Somali Council of Islamic Courts, stated that there will soon be a response to the support given by Puntland armed elements to Ethiopian and Somali troops

 

 

 

 

 

 

Thursday, August 24, 2006

by MISNA

 

 

Polemics continue between authorities of Puntland, the self-proclaimed autonomous region since 1991, and the Islamic Courts, which yesterday threatened to attack if the government of Puntland continues interfering in Somali affairs.

 

 

Speaking to the local press, Sheikh Abdirahin Ali Mudey, representative of the information office of the Somali Council of Islamic Courts, stated that there will soon be a response to the support given by Puntland armed elements to Ethiopian and Somali troops that two days ago seized the village of Bandiiradley (70km north of Galkayo, capital of the central Mudug region).

 

 

"Puntland must stop acts of provocation and interference that threaten the region, as it should stop its support to Abdi Qeybdid (a powerful leader of a clan defeated and pushed from Mogadishu in June), or else the situation will soon change", warned Ali Mudey.

 

 

In the past weeks, since the Courts began a campaign to extend their influence also in the central-north of Somalia, Puntland authorities took a defensive stand, threatening armed interventions, deploying troops along the border and arresting in its territory dozens of people accused of connections to the Islamic Courts of Mogadishu.

 

 

Meanwhile, the Eritrean government has expressed itself contrary to the deployment of African troops in Somalia, as recently announced by representatives of the IGAD, the inter-governmental regional authority of the Horn of Africa.

 

 

In a statement, the Information ministry underlined that a mission in Somalia could jeopardise attempts to restore calm in Mogadishu and the rest of the country, referring to the Courts, of which Asmara is among the main supporters.

 

 

The statement emphasises that the only objective of the mission is to "carry out the political agenda of the government party in Ethiopia and nothing more".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Wararka

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Ciidamada Ethiopia oo xarig ku bilabey shacabka Puntland

Aug 24, 2006, 16:50

 

 

 

 

Wararka naga soo gaaraya dhanka Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Puntland ay maanta ka dhex qabteen gudaha magaaladda Galkacyo oday weyn oo lagu magacaabo Foore Cabdi Cali.

 

Ninkan oo markii la qabanayey ku sugnaa meel taleefoonada laga dirsado lana xirirayey sida loo sheegay shabakada Garowe Online dad eheladiisa ah oo ku sugan dibada ayaa la xaqiijiyey in Ciidamada Ethiopia oo ay horkacayaan niman Soomaali ah ay halkas ka qabteen ulana kaceen dhanka Xerada ay ka degan yihiin Galkacyo.

 

Ilaa iyo hadda lama garanayo sababta ninkaas ay Ciidamada Ethiopia u kaxaysteen, mana jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka Mamulka Puntland iyo Ciidamada Ethiopia oo ku saabsan xariga ninkaan.

 

Sida ay shabakada Garowe Online u xaqiijiyeen dad ninkan aqoon dheer u leh ayaa sheegey in uusan wax siyaasad ku shaqo leheyn isla markana dhawaan ka yimid Magaaladda Wardheer oo ah meesha uu u dhashay.

 

Arrintaan ayaa cabsi weyn ku beertay dadweynaha ku dhaqan Gudaha Puntland ee u dhashay Gobolada Ismaamulka Soomaalida (*&***).

 

Maamulka Puntland ayaa ka badbaadey 15 sano ee la soo dhaafey faragalinta ciidamada Ethiopia ay ku hayeen qaybaha kala duwan ee Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Munaasabadii Furitaanka Dekkada Weyn ee magaalada Muqdisho

Last Updated::2006-08-24 23:55:30

dekkada_furitaan_muqdisho1.JPG

 

Muqdisho:- Guddoomiyaha golaha fulinta maxaakimta islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta khudbad ka jeediyay

munaasabad ballaaran oo loo qabtay furitaanka dekada caalamiga ee magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay xirnaashaha dekada iyo garoonka magaalada Muqdisho cadawga umada Soomaaliyeed oo adeegsanaya shaqsiyaad maangaab ah oo iibsaday diintooda iyo sharaftooda.

 

dekkada_furitaan_muqdisho4.JPG

 

Sheekh Shariif ayaa sheegay markii nabada ay ka dhalatay magaalada Muqdisho in cadawga dalka ee Ethiopia ay ka soo yeertay qeylo dhaan uu ku muujinayo carada uu ka qabo nabada iyo horumarka ay gaareen shacabka Soomaaliyeed taasina waa tan lagu garan karo buu yiri shirqoolka cadawga uu inoo maleegayo.

 

"xirnaashaha dekada iyo garoonka waxaa ka danbeeyay cadawga umadda oo adeegsanayay shaqsiyaad maangaab ah oo iibsaday diintooda iyo sharaftooda, waxaana taa daliil u ah markii la nabadeeyay magaalada qeylo dhaanta ka soo yeeraysa dawladda Ethiopia" ayuu yiri Sheekh Shariif.

 

 

Guddoomiyaha golaha fulinta maxaakimta islaamiga ayaa ka hadlay ciidamada Ethiopianka ee qabsaday qeybo ka mid ah dhulka Soomaaliya, isagoo ugu baaqay shacabka in ay dagaal kala hortagaan ciidamada Ethiopianka ee qabsaday qeybo ka mid ah dalka, waxa uuna caddeeyay masuuliyada wixii ka dhaca dalka in ay dusha u ridan doonaan shaqsiyaadka isku sheegaya masuuliyiinta.

 

 

Sheekh Shariif waxa uu sheegay baahi loo qabo ciidamo shisheeye in la keeno dalka Soomaaliya in haatan aysan jirin, isagoo tilmaamay in taasi macnaheedu tahay in dagaalo hor leh laga huriyo dalka, waxa uuna hoosta ka xariiqay nabad ka dhalata Soomaaliya in ay la mid tahay nabad ka dhalata geeska africa, halka colaad ka dhalata Soomaaliya ay la mid tahay colaad ka dhalata geeska africa.

 

Guddoomiyaha golaha maxaakimta ayaa ka codsaday beesha caalamka iyo dawladaha dariska la ah in ay ixtiraamaan rabitaanka shacabka Soomaaliyeed oo caddeeyay sida ay uga soo horjeedaan ciidamo shisheeye, isagoo tilmaamay hawlaha maxaakimta ay ka wadaan dalka in 90% loo dhan yahay, waxa uuna u soo jeediyay shacabka Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan.

 

 

Guddoomiyaha golaha shuurada maxaakimta islaamiga Sheekh Xasan Daahir Aweys oo isagana ka hadlay munaasabadaasi ayaa sheegay in waxyaabihii beesha caalamka ay ku xujeyn jireen maamuladii hore ee ahaa dekada iyo garoonka in ay furaan maanta in ay dhamaatay, waxa uuna ka digay cadaawad loo qabo islaamka darteed in beesha caalamka ay wax ugu qaban waayaan bulshada, isagoo su'aal furan u jeediyay beesha caalamka.

 

"waxyaabihii beesha caalamka ay ku xiri jireen wax u qabashada bulshada ee ahaa furitaanka garoonka iyo dekada in maanta ay dhamaatay, laakin waxaan ugu digaynaa in cadaawad ay u qabaan islaamka darteed ay u diidaan wax u qabashada bulshada, waxaan beesha caalamka u jeedinaynaa su'aal furan dadkii nabadeeyay magaalada, oo wax ka qabtay ammaanka, oo ku hawlan soo celinta bilic samida magaalada ma waxey la mid yihiin dad meel iska jooga oo aan wax u qabaneyn bulshada, marka ma ahan umadda in lagu xiro qolyahaasi" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir.

 

Waxaa sidoo kale ka hadlay munaasabadaasi masuuliyiin ka tirsan golaha maxaakimta, culimaa'uddiin, ganacsato, odayaal dhaqameed, waxaana ka soo qeyb galay munaasabadaasi dadweyne aad u fara badan oo wajiyadooda laga dareemay farxad ay u qabaan dib u firista dekada caalamiga magaalada Muqdisho iyo garoonka oo horay loo furay.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax Puntland iyo Soomaaliland la dhaho majirto, waa goobo ay dad muslimiin ah ku noolyihiin oo ay xoog ku heystaan rag Itoobiya u shaqeeya oo caado-qaatayaal ah.

 

Cadde Muuse will face the music soon, insha-Allah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Puntland waxay u baahan tahay in ay iska fogeyso C/qaybiid, inta ay taageero u fidinaayaan target ayay u yihiin courts-ka, maxaa yeelay nimankaan courts-ka ah waxay ku daba joogaan c/qaybdiid kamana harayaan meaxaa yeelay waxay ogyihiin ninkan inuu munaafaq yahay, dhiig dadeeyd mooyee wax kale ma garanaayo, therefore, he must be eliminated simple is that.

 

 

Go figure:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^^

inta ay taageero u fidinaayaan target ayay u yihiin courts-ka

Is this a threat my dear, perhaps you know inside information, care to share, or could it be promise that Punt will soon be liberated :D ,

 

Go on a hint will suffice, For a moment I may want to enjoy the celebrations with my folks in the South before I foresee the events.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this