Sign in to follow this  
Paragon

Enlist here.

Recommended Posts

Igu dar, oo please igu dar liiska, waxaan diyaar la' ahay waxwalba oo la iiga baahdo oo u soconaya qadiyada wadankeena lagu xoreynayo.

 

Diyaar iyo nus, insha-Allah.

 

Xitaa waxaan diyaar la'ahay in la igu daro kuwa isku qarxindoona Yeey iyo wuxuushtiisa!

 

Ogow, Paragon, hadaadan igu darin liiska, waxaan bixin doonaa laaluush fara badan, oo dhinac kale ayaan kasoo gali doonaa, lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Hadaan magacaaga hor marsho ka waran, oo aad lacagtana dhiibtid si saanad iyo hub loogu gado? smile.gif Alleylehe rag rag dhalay iga dheh. Allaa yacizak, Alle-Ubaahne.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^War ninyahow waligeey kuu heystay inaad ka sara marto mooyee kamaadan hoos dhicin! Waxaan balan ku qaaday inaan bixiyo waxaad igu soo qorto, IA.

 

Walaahi waxay iga mareysaa arinta meel culus; waxaana aad u xiiseynayaa inaan janada kula soo sheekeesto Nabi Max'ed (scw) iyo saxaabadiisa, iyo ragii Maxaakimta ee Al-shabaab qaarkood, iyo Sayidkeenii Ina Max'ed Cabdulle Xassan. Waxaan kaloo jeclaa inaan aabaheey (AUN) aan isna kula sheekeesto Janada!

 

My list is too long, ee please hasten your good programs to me so that I can hastily reach there on time!

 

Paragon, na hogaami, kii aan hubnaad tahay'e!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this