Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu updates: a popular uprising + other notes

Recommended Posts

Qorax   

Hiraale magalada waa uu ku cayaaray inuu dhaafo magaalada dan ayaa ugu jirtay waayo intuu joogay meesha waxba wa uu ka qaban waayey amaan daro, dil iwm. Isbadalkii dhacayna waxa waday wadaado meel kasta isaga habar wacday, raggaasina waa la ogyahay in aay xal keeni karaan dagaal-ogayasha kal oo dhami keeni karin. Kismayo illaa hadda wadaadadii qabsaday madaxa ayeey iskula jiraan oo waxaa jira baa la yiri kuwa qas wadayaala an badnayn oo raba meesha in qabiil loo qaybsado markaa haddii qabiil laga eryey ma haboon tahay in qabiil kale loo dhiba. Ma xal ba sidaas, may weeyee. Rag wanwanagsan oo daacada oo somali magac ku leh ayaa wada dadaalo lagu rabo in lagu dhiso maamul cid waliba aay ku qanacdo oo aay ku jiraan kuwii meesha horey u haystay. Waanu arki in ay cashar ka qaateen casharadii hore ee la soo bartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this