Sign in to follow this  
XOG-ogaal

Our president is coming home (Meles Zenawi)

Recommended Posts

we are accupied nation north to south and we don't even know it

 

 

Meles oo imaanaya Somalia

29 Dec 29, 2006, 10:20

 

 

 

 

C/raxmaan Nuur Max'ed Diinaari oo maanta Saxaafada Muqdisho qaarkood la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in maalmaha soo socda la qorsheynayo iney dalka soo gaaraan Wafti balaaran oo uu hogaminayo ra'iisul-wasaraha Ethiopia Meles Zenawi.

 

Diinaari ayaa sheegay in Madaxweynaha Somalia uu haatan wado qorshe balaaran oo lagu soo dhaweynayo waftigaasi, isagoo sheegay iney xitaa Muqdisho imaan doonaan.

 

Diinaari ayaa sheegay in Xukuumada Meles ay wax badan ka qaban doono nabad sugida dalka Somalia iyadoo taageereysa DF, isla markana ay u mahad celinayaan dhinacooda sida ay ula shaqeynayaan.

 

C/raxmaan Diinaari ayaa beeniyay warar sheegaya in Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu geeryooday isagoo sheegay ineysan waxba ka jirin warkaasi oo uu yahay war ay sheegen kooxaha Maxkamadaha taageersan.

 

Diinaari ayaa sheegay in Madaxweyne Yusuf uu maanta kulan xasaasi ah Baydhabo kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia oo halkaasi soo gaaray, isla markaasna uu caafimaad qabo.

 

Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horeysay Taariikhda Somalia uu Meles yimaado kaidb markii ay ciidamdiisa ay xoog uga saareen Maxaakiimta magaalo madaxda Muqdisho iyo goobo kale.

 

Ka dhiibo fikradaada qabsashada ciidanka Ethiopia ee Somalia si anshax leh adiga oo ku soo diraya jawaabtaada contact@garoweonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

This is exactly what we had predicted,

Zenawi is going there so he can lay down the "Sharciyada" uu ku maamuli lahaa Kililka 6

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this