Sign in to follow this  
Che -Guevara

Ciidamo weerarey guriga Culusow

Recommended Posts

Ciidamo xiran dareyska ciidamada dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta duhurnimadii weeraray guriga Gudoomiyaha siyasadda Maxamud Maxamed Culusow.

 

Ciidamadan weeraray guriga Dr. Culusow ayaa geystay dhaawaca sadax ruux oo uu ku jiro darawalkii Culusow, waxaana halkaasi ay kala kulmeen ciidamada xiran dareeska ciidamada dowladda iska caabin ay sameeyeen Malishiyaadkii ilaalada guriga oo ka dhaawacay kooxihii weerarka soo qaaday hal askari.

 

Lama yaqaan sababta weerarka ay u soo qaadeen ciidamadan iyada wararka qaar ay sheegayaan in ciidamadan ka amarqaadanayeen xigeenka duqa magaalada ee arrimaha bulshada Maxamed Cusmaan Dhagax tuur iyaga oo ku hubeysnaa sadax gaari oo tikniko ah.

 

Dhanka kale warar kale ayaa sheegaya in xiligii uu weerarka dhacayey ay guriga Culusow ku shirsanayeen waxgaradka beesha Ceyr

 

Dr. Maxamuud Maxamed Culusow oo dhawaan isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay magaalada Addis Ababa kula soo kulmey ra'iisul wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay in aysan garaneyn cida weerarkan soo qaatay iyo sababta keentay in bartilmaameed laga dhigto gurigiisa.

 

Ma ahan weerarkii ugu horeeyay ee lagu qaado guriga Maxamud Maxamed Culusow oo beeshiisu u dooratey Guddoomiyaha guddiga siyaasada.

 

Garowe Online,Muqdisho

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: The government denies it attacked clan leader’s home on purpose

Aweys Osman Yusuf

 

Mogadishu 20, March.07 ( Sh.M.Network) Former deputy mayor of Mogadishu, Mohammed Osman known as Dhagahtur, denied that he along with number of government troops attacked the home of *** sub-clan political leader in the northeast of capital on Tuesday. The clan soon laid blames on the Somali president Abdulahi Yusuf.

 

Dhagahtur told Shabelle that the troops he was leading were tipped that a group of armed men were meeting at the area where the incident happened and planning to fire mortars at the State Radio near the presidential palace, south of Mogadishu.

 

“We have been informed that a group of insurgents were about to bomb Radio Mogadishu, so we had to take action. We have not intentionally planned to attack Dr. Ulosow’s house,” he said.

At least 8 people were wounded after heavy gun battle took place at home of Dr. Mohamoud Mohammed Ulosow, the political of leader of sub-clan on Tuesday afternoon.

 

Members of the clan leaders were soon to blame president Yusuf for the attacks. Ugas Abdi Dahir, a traditional elder said Mr. Yusuf planned the attacks on the sub-clan.

 

Former Somalia president Abdikasim Salad Hassan was among the clan leaders who convened in Mogadishu, discussing the political future of the clan in the transitional government.

 

Dr. Ulosow told Shabelle by phone that the incident had no impact on the clan meeting. “We will investigate why we were ambushed by government troops and we will know,” he said after Shabelle contacted him.

 

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Duke, this is more than meeting interruption. Here we have Ugaaska beeshaas accusing your uncle to be behind the failed assassination. I can smell problems do you?

 

Weerar lagu qaaday guri ay ku shirayeen siyaasiyiinta & waxgarad ka soo jeeda beesha **** oo ay ku jiraan odayaasha dhaqanka & Ugaaska beeshaasi oo ku eedeeyey C/llaahi Yuusuf in uu ka danbeeyey weerarkaas

 

Kooxo hubeysan ayaa maanta weerar ku dhifo oo ka dhaqaaq ah ka geystay guriga siyaasiga Dr. Max'ed Max'uud Culusow oo ah guddoomiyaha guddiga siyaasada beesha **** xilli halkaasi ay ku shirayeen waxgarad isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaasha dhaqanka, & haweenka ka soo jeeda beel-weynta **** ee H/gidir, waxaana kooxaha weerarka soo qaaday iska caabiyey maleeshiyooyin ilaalo ka hayey goobta shirkaasi uu ka dhacayey, iyadoo xubnaha shirkaasi ka qeybgalayna uu ka mid ahaa Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ahaa madaxweynaha TNG-dii Carta lagu soo dhisay.

 

 

Weerarkan ayaa sida wararku sheegayaan waxaa ku dhaawacmay 8 qofood oo ay ku jiraan 3 qofood oo rayid ah, waxaana weerarkaasi kadib halkiisa ka sii socday kulankii ay lahaayeen waxgaradka beesha ****, iyadoo gebagebadii kulankaasina uu sheegay Ugaaska beesha **** Ugaas Cabdi Daahir Ugaas Nuur, in weerarkaasi uu ka danbeeyey C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaana hadaladii ugaaska ka mid ahaa

 

"Waxaan u sheegeynaa Cabdullaahi Yuusuf inuusan madaxweyne ku noqoneyn sida uu hadda ku socdo, haddii uusan joojin waxa uu wadana beesha Ceyr waa ay is difaaci doontaa" ayuu yiri Ugaas Cabdi Daahir oo ah wakiilka Ugaaska beesha ****-& guud ahaan beesha H/gidir.

 

Warar soo baxay ayaa sheegayey in uu weerarkaasi ay qaadeen maleeshiyo uu horkacayey Max'uud Cusmaan Dgahaxtuur oo ah ku- xigeenkii hore ee dhinaca ammaanka duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Cusmaan Dhagaxtuur, inkastoo uu beeniyey Dhagaxtuur, wuxuuna sheegay in laga been abuurtay, isla markaana uu yahay siyaasi uu jecel yahay oo aysan suurtagal aheyn in uu weeraro.

 

Xafiiska Muqdisho, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No saxib, this group is trying to use delaying tactics for the disarmament and if the Ugas wants to make accusations no problem. It will not bother the President or the TFG one bit..

 

PS: If the President ordered this, then the house would not be standing..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lool. He would have used Ethiopian Tanks miyaa? If the Ugaas himself is saying this adeerkaa waa loo yaabaa, taloo xaguu ku hoyan doonaa markuu yimaado Mogadishu?

 

Xaguu hada joogaa horta? Mise Alla-ubaahane waxuu sheegaayo aa run ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You need something stronger to wake you up dear lad. The Ugas can say what ever he wants, if he Culusow, Abdiqasin & Galaal could not stop their boys, then the TFG will have to. Hiding behind smoke screens will not do saxib.

 

Oh President Yusuf, PM Geedi & the speaker Adan Madobe are all in Mogadishu. He eve met this same clan a few days back..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No the TFG troops push to the affected areas caused the clahses and they will continue the TFG troops will move on to those areas.

Also this man is not above the law, so far he has not been targeted saxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this