Sign in to follow this  
Abtigiis

Reerkayagu ma baradhaa????

Recommended Posts

Abtigiis   

What Mr. Somalia and his amplifier in Uztaad want is to engage in clan tit-tat, so that the legitimate grieviance of the people of Somaligalbeed is diluted. Well, you won't get your wish, at least today.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

What Mr. Somalia and his amplifier in Uztaad want is to engage in clan tit-tat, so that the legitimate grieviance of the people of Somaligalbeed is diluted. Well, you won't get your wish, at least today.

Sheeko baalaleyda weligaaba waa lagugu yaqaaney, A&T. Intaad weligaa dab shido ayaa iska dhigtaa nin maslaxad wado. Marka waxaan ku leeyahay ama afkaaga hagaajiso ama nacnacda raqiiska ah iska daa.

 

Afarta tuugada ah oo laga soo diray carabta oo biri qaatayaasha ah, oo doonaya nabadgalyada inay Puntland inay khalqal geliyaan, gacan bir ah ayaan iskaga qabanaynaa. Kana yeeli mayno wadankeena inay qashqashaad ka sameeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reerkaygu ma casha iyo cunta

Ma Ciir iyo cad baa

Ma Cumamad iyo caaqil ba

Ma Cadalaad iyo cadho ba

Ma Caruur iyo ciirooleba

Ma ciidan iyo Ciidangala

Ma Ciibaado iyo alla ka cabsi ba

Ma cuqubo iyo cuqdad ba

Ma cadar iyo cadaab baa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Don't talk of qashqashaad. Be honest and say Ethiopian ka cabsanaynaa.

^^^

Waayahayee, anigu hadaan Ethiopian ka cabsanayo, idinku maxaad Puntland kasoo doonteen oo aad uga soo carartay Ethiopianka idin gumeysta, hadaad tahay mid wax iska celinaya?

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Reerkaygu ma casha iyo cunta

Ma Ciir iyo cad baa

Ma Cumamad iyo caaqil ba

Ma Cadalaad iyo cadho ba

Ma Caruur iyo ciirooleba

Ma ciidan iyo Ciidangala

Ma Ciibaado iyo alla ka cabsi ba

Ma cuqubo iyo cuqdad ba

Ma cadar iyo cadaab baa

war xaaji dee waxaan meesha gabey maahena

maa inaad xujowdid baa rabtaa sidii qolyihii sayidka ku ag xujoobay :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

A&T,

sxb gobayga intaad bilowda haddana lama cowdo

masaa ib meel far fadhida ayaad isku faar faartay

 

Doqow gabayga adigaa dalbee kulama doonayne

dalqa nabari adigaa galiyo dadab arsaaile

duud dheer adaa fuulay iyo duulaan loo galine

dubbihii nin kale loo watay baa dadab sanaysaaye

nin hadduu dabshido waa inuu damin karaa A&tiyowe

dabayluhu waxay sheegayaan daad ku soo galiye

ka dabaalo maantay badweyn kugu darrootaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Uztaad meesha anigu wax gabay ah kuman arkayn meesha dadku jacbur bay tirinayeen ana jacbur yar baaan soo tiriyeey. maha gabay at all waxan aad meesha ku haysin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reerkiinnu baradha maaha, dhib na kuma qabaan PL.

 

Warkaagan markay aqriyyeenna, gabay bay boosaaso kasoo direen.

 

waxay yiraahdeen :D

 

pm baan kuugu soo dirayyaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this