Maaddeey Posted February 19, 2010 Dajiye, warkii shalay ha dul-saarraane, maanta ka hadal & meeshii Maleeshiyaadkiinnii cag dhigeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted February 19, 2010 ^ Saxiib maleeshiyaadkeeni ma foga waxaana usoo socdaa qeyb kale oo inoo joogto Liboi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 19, 2010 ^ Waaka Sheekh Madoobe ,,,,, ayaa caruurta kismaayo caawa lagu sexinayaa,,,,, Libaax jabaqdiisa hadaadan maqal ,,, kama dhigna wuu kaa fogyahay!! Sidoo kale wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa sheegaya in Dhaq Dhaqaaq Milatari laga dareemayo Magaaladaasi, Kadib markii la sheegay in uu Gobolo u dhaw Kismaayo ku soo Wajahanyahay Axmed madoobe. Quote Share this post Link to post Share on other sites