Sign in to follow this  
BiLaaL

BBC oo waraysatay Sheekh Xassan Daahir

Recommended Posts

BiLaaL   

Allah has saved our Mujaahidiin from their enemies. The most sophisticated satellite imagery coupled with the might of the biggest army in the world could not track them down. Allahu Akbar.

 

"If Allaah helps you none can overcome you, and if He forsakes you, who is there, after Him, that can help you. And in Allaah (alone) let believers put their trust." -Qur'an (3:160)

 

 

BBC oo waraysatay Sheekh Xassan Daahir

 

_41731146_aweys203.jpg

 

Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee midowgii maxkamadaha Islaamka, Sheekh Xassan Daahir Aweys, ayaa dib u soo baxay markii ugu horaysay tan iyo markii dhaqdhaqaaqiisa laga saaray Soomaaliya bishii December, oo ay ka awood roonaadeen ciidamada Itoobiya.

 

Weraysi uu Telefoonka ku siiyay BBC-da, ayaa Sheek Aweys uu sheegay in uu wali ku sugan yahay dalka Soomaaliya.

 

Wuxuu sheegay in Soomaaliya xoog lagu haysto, dadkuna ay xaq u leeyihiin in ay iska kiciyaan kuwa qabsaday .

 

Sheekh Xassan Daahir Aweys, ayaa sheegay in maxkamadaha Islaamka ay ahayd in laga abaalmariyo nabaddii iyo amnigii ay soo celiyeen, balse bulshada caalamku ay taas ku guuldaraysatay.

 

Sheekh Aweis, wuxuu sheegay in mustaqbalka uu tixgalin doono wax walba oo dadka Soomaaliyeed ay go'aansadaan.

 

Weriyayaasha ayaa sheegayay in aysan kala cadayn ilaa goor dhowad in Sheekh Aweys uu ka badbaaday weeraradii cirka ay saldhigyadooda koonfurta Soomaaliya ay ku qaadeen military-ga Itoobiya iyo Maraykanka.

 

Here's the BBC Interview It starts from 07:43s.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this