Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Khasaaraha Ka Dhashay Daadad Xooggan Oo Ku Soo Rogmaday Magaalada Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Qardho ee maamul gobolleedka Puntland waxaa xaley markale ku soo rogmaday daadad xoogan, kadib markii togaga magaalada ay ku soo dhaceen biyo meelo fog ka yimid.

Muuqaalo iyo sawirro laga soo qaaday magaalada ayaa muujinayay dad ku go’doomay xaafado ka mid ah Qardho iyo kuwo la badbaadinayo.

Weli la oga inta uu le’egyahay khasaaraha ay geysteen daadadkaas, haseyeeshee dadka qaar ayaa laga soo weriyey inay jiraan dhimasho ilaa saddex qof.

Bishii April 2020, daadad xoogan oo ku soo rogmay magaalada Qardho ayaa geystay khasaare weyn.

311133469_666780275154989_10933005509262 311157524_666780151821668_53700683712484 311159917_666780271821656_40437892794313 311164482_666780145155002_68184766924271 311169992_666780148488335_41941987865965 311190070_666780155155001_44192369002537 311203364_666780158488334_73281705777504

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this