Sign in to follow this  
Gallad

CaabudWaaq: Ahlu sunna oo ka siideysey maxaabiistii ugu badneyd

Recommended Posts

Gallad   

Fadliga bisha barakeysan owgeed ayaa maamulka Ahlu Sunna ee Degmada Caabudwaaq ayaa waxay xariga ka jareen maxaabiistii ugu badneyd oo loo heystey dambiyo kala duwan.

 

CLICK HERE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Maamulka Ahlu Sunnah Wal Jameeca ayaa shaaca ka qaaday in maxaabiistaasi aan wax dembi ah lagu helin, ayna go’aansadeen ka maamul ahaan inay iska siidaayaan si ay uga faa’iideystaan fursadda Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Qofka aan wax dembi ah lagu helin waa khasab in xabsiga laga sii daayo, sida ugu dhakhsaha badan. Markeedi horaba May ahayn in aad sugto ilaa iyo bisha Ramadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa kuwii soomay Khamiistii in gobolka Galgaduud kaliya in order just lagu xumeeyo kuwii la baxay Barbaarta oo soomay Arbacadii in the other gobols.

 

Soonkii ayaa siyaasad dhaafay, just ku xumeys iyo waxaas. Waa wareey. Ciyaal ciyaalnimo meeshaas mareysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this