Sign in to follow this  
Deeq A.

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1660823945970.jpg?resize=700%2C80

Allah ha u naxariistee, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa warbaahinta u xaqiijiyay geerida Abwaanka, islamarkaana ka tacsiyeeyay.

Geerida marxuumka waxaa sidoo kale ka tacsiyeeyay madaxda kala duwan ee Soomaaliyeed iyo siyaasiyiin badan.

Hadraawi, oo ku dhintay da’da 79 jirka, ayaa 1943-kii ku dhashay magaalada Burco ee gobolka Togdheer.

Hadraawi wuxuu sameeyey ruwaayado iyo heeso aad u caan baxay sida, heesta Hooyo iyo heesta Beledweyne.

PUNTLAND POST

The post Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this