Sign in to follow this  
MR ORGILAQE

shocking news

Recommended Posts

Nin haweeney uu qabi jirey gawracay kadib markii ay diidey in uu ku noqdo

SBC - 29.November.2004 Canab Maxamed Barkhadle oo ahayd haweeney u dhaxdey nin ay muransanaayeen horayna ay u kala tageen ayaa habeenimadii xalay wuxuu ninkaasi ku gawracay degmada Cali Deyr ee gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo ay ku wada noolaayeen.

 

Sababta uu ninkani u gawracay haweeneydaasi ayaa lagu sheegay in ay diidey in uu dib ugu noqdo oo uu guursado kadib markii uu dhawr jeer ciddooda ka soo doonay.

 

Ninkan ayaa wuxuu haweeneydaasi ku gawracay goob beer ah oo cidla ah oo ay ilaalineysey, wuxuuna qoorta kaga jaray mindi, waxana madaxeedii iyo intii kale ee jirkeeda laga soo qaaday goobtaasi.

 

Ninkii gacan ku dhiiglaha ahaa ayaa halkaasi ka baxsaday waxaana si weyn uga naxay dadka deegaankaasi oo dhacdadan ku tilmaamay min naxariis darro ah oo aan waafaqsanayn diinta Islaamka iyo anshaxa dhaqanka Soomaalida.

 

 

SUBHAANALLAH!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this