Deeq A. Posted August 2, 2022 Bishii July 16-kii, 9:45kii subaxnimo waxaan anagoo ah koox 15 qof oo rag iyo dumarba leh korka uga istaagnay Buurta Kilimanjaro ee Africa ugu dheer, oo ku taal wadanka Tanzania. Intaanan ka sheekeyn wixii naga qabsaday, aan idiin sheego sababta nagu kaliftay arintan. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites