Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxgaradka,Cuqaasha & Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco oo ka hadlay Doorashada Madaxtooyada S/land+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxgaradka,Cuqaasha & Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco oo ka hadlay Doorashada Madaxtooyada S/land

Madax dhaqameedka G/ togdheer ayaa taageeray hadalkii uu dhawaan jeediyey Musharrax Madax wayne ee xisbiga waddani.
Madax dhaqameedka ayaa fariin u diray madax wayne biixi waxaana ay ugu baqeen inuu Doorashada Ku Qabto 13 November.
May be an image of 14 people, people standing and outdoors
296062907_589865916081270_82730699533889
296232867_589865982747930_21529857870893
295840425_589866012747927_25129215627971

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this