Sign in to follow this  
qundur

Asxaabta waxan ahay nin Cusube see layahay

Recommended Posts

qundur   

Asalaamu calaykum

Aaaliyah Jazaakillahu khayran

Dabshid shukran adna

JB shukran ninka ku caarooda salaamta lol

Gubtaanyo geed layidhaa baan ku aqaanay somaliya

hadii lagu taaabsiiyo Lagu Guban hadii lagu taabsiiyo Qofku Cabaadayo.....

Dabshid ma jaakirin ee dadka waan salaamay jaakiraad=aamusid vocabullary badan baa u baahan in lagaa saxo lol

Jazakumullaahu khayran all reer SOL

inta caarada hayso caano Geel wa inaan siinaa way ka saaraysaaye

Asalaamu calaykum wr wbt

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

^loool Ma khayr iyo bash bash ka inan ku sheegay ayaa boring ah, adiguna barako iyo barwaaqo u sheeg boringku ha yaraadee loool :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xidigo*:

^loool Ma khayr iyo bash bash ka inan ku sheegay ayaa boring ah, adiguna barako iyo barwaaqo u sheeg boringku ha yaraadee loool
:D

L0L,Walaal Xidigo,bal horta ii waran adu? Miyaad raydaa? I hope inaad khayreysid smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

^ Boowe, Huuno waa kuu roonahay adi ma faydaa?

 

Waxa aan wadeen, wadeen Isla waayi jirey waa,

Ayaamahaaga oo wacan Wakhtigeyga oo san.... :Dsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ Gaabo, nafta ka waran bal? :D

 

Asxaabta waxan ahay nin Cusube see layahay

Waa la faayaa. Iska waran adiga? Ma waxaa tahay carmal mise xaas? salaanta badan naga yaree hada, waa boring baa tahay lagu yiri.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xidigo*:

^ Boowe, Huuno waa kuu roonahay adi ma faydaa?

 

Waxa aan wadeen, wadeen Isla waayi jirey waa,

Ayaamahaaga oo wacan Wakhtigeyga oo san....
:Dsmile.gif

Bowe iyo Huuno in one line?? L0L. You know,during my sujuu days(shimee aheed waxaas hee?),I used to find that line somewhat funny. These days,I even use it.

 

Nephy,Walaal,Boring wuu dhaafay xarifkaan. Meesha "statement" baa lagu soo galaa,xee tahay salantaan tarawixiga ah? smile.gifsmile.gif

 

Ina abti,sual? are you from South Africa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
qundur   

Cirku waa daruuraynayaa, gooruu di’i yaa og,Waa la ii dardaar warinayaa, darajaday yaa og,Anigiyo faarax brown midkii borring ah yaa og ....lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this