Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir-gudoomiyay kulan ku saabsan ka hortagga Macaluusha

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1657015826051.jpg?resize=720%2C48

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir heer Wasiiro ah oo ku saabsan ka hortagga Nafaqa darrada.

Kulanka oo Lixdii biloodba mar la qabto ayaa looga hadlay, udiyaar garowga iyo ka hortaga macaluusha ay keeni karto Abbaaraha daba dheeraaday, dibu eegista shaqooyinkii qabsoomay sanadihii lasoo dhaafay iyo sidii Mashruuca loo daadajin lahaa.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir-gudoomiyay kulan ku saabsan ka hortagga Macaluusha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this