Deeq A. Posted June 28, 2022 Maareynta qashinka (ama qashin-qubka) waa hababka loo maareeyo qashinka. Qashinku, waxa uu noqon karaa mid ah: adke, dareere ama gaas iwm. Nooc kasta oo qashin ahna waxa uu leeyahay qaab loo asturo ama loo maareeyo. Ujeedada ugu weyn ee loo maareynayo qashinka waa in la yareeyo saameynta, waxyeelada iyo khataraha dhan kastaba leh ee ka dhalan kara qashinka. Waxay isugu jiri karaan mid caafimaad, dhaqaale, deegaan iyo bulshaba. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites