Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Beyle oo Ka Horyimid u Yeeriddii Xafiiska Xeer Ilaalinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa ka horyimid warqad kasoo baxday dhowaan xafiiska xeer ilaalinta qaranka, qeybtiisa la socodka falalka lidka ku ah maaliyadda, waxaana uu sheegay in wixii warbixin ah oo la xariira dhaqaalaha dalka uu diyaar u yahay inuu la wadaago garyaqaanka guud ee dowladda.

Wasiir Bayle oo soo saaray qoraal ayaa sheegay inuusan tagi doonin xafiiska xeer ilaalinta qeybtiisa la socodka maaliyadda, waxaana lagu madlansanaa in maalinta barri oo isniin ah, kadib qoraal kasoo baxay 23-kii bisha xafiiska loogu yeeray Beyle, si wax looga weydiiyo arrimo la xiriira maaliyadda dalka, walow qoraalka hore aan lagu xusin eedeymaha loogu yeeray.

290324797_1100728350591176_6187595862340

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this