Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Gabay for a girl I liked once

Recommended Posts

1Watay hiiglada hore uga timadayee

2watay harrade ciideedna soo martaye

3watay hawadda hargeysa ku hadhsataye

4watay haybb uga tagta hamaha ehelkede.

5watay hufnaan iyo hiido uu hagoogataye

6watay haddal baddan igu higaadsataye

7Watay hanbo ii noqta mar na ii haybsateye

8Watay hadh iyo jeerna huluqyaga ku dhagtaye

9Watay hooyo uu noqotta hablahayga yar yare

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another one

 

 

Eebow inad dheyman igu dartiid ayaan uu diyaargaroobaya

 

Eebow inad dheyman iga dhigtid dahabo oo kalle ayaan doonayey

 

Eebow daliilkaygu wuxu yahay inan iyada dabka uu qaadi lahaye

 

Eebow dunnidan dacar ku joogi mayo dayin abidkiyeh

 

Eebow doorashadeedu intan sugayey ayaan dacaad uu daalaye

 

Eebow dumarku way daandaansii badan yihin diinta islaamkanu ku dabaqnaye

 

Eebow dreyskaygu marku dashiki noqdo ayaan duhurka tukadayee

 

Eebow daahirkeedu marku dayacmo ayay diracyo xiidhayate eh

 

Eebow durugtay jacalkaygii siidi dabayl dacaaladisiyeh

 

Eebow dudub ku duudsiin mayoo wa daariiq aan saxsanayn eh

 

Eebow ducadan inad iga aqbashiid ayaan daruuraha uu joogaye eh

 

Eebow dibad bax markan uu dhaqaaqo ayay darisku ii magaane eh

 

Eebow Diirimaadekeeda waxay ku darsatay jacayl ay ii duurxulayseh

 

Eebow dheyman inay dawlad tahay dallal na mamuushe eh

 

Eebow dheyman dirkeeda waxa uu dhigma 100 halaad iyo dooralbe eh

 

Eebow dhab ka dhig inan iyada ku danbeyoye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this