Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharrax Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharrax Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmiya u shaaciyay in uu ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu qado in ay qabsoonto maalinta berriya.

“Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan” ayuu yiri Daahir Maxamuud Geelle.

Mr Daahir Maxamuud ma sheegin haddii ay jirto cid uu u tanaasulay balse keliya wuxuu xaqiijiyay in uu ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale xildhibaannada Baarlamanka ayuu ka codsaday “in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay”

PUNTLAND POST

The post Musharrax Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this