Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumad  Ku Meel Gaadh Ah, Oo Waddanka JSL  Doorasho Gaadhsiisa, Waxay Ka Mid Ahayd Kaadhkii KULMIYE Ciyaari Jiray.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumad  ku meel gaadh ah, oo Waddanka JSL  doorasho gaadhsiisa, waxay ka mid ahayd Kaadhkii Kulmiye ciyaari jiray.

Waxa taariikhda galay  habeen ay shir jaraa’id Mucaaradkii wakhtigaas qabteen oo ay ka wada hadleen sidii loo dhisi lahaa Xukuumadda ku meel gaadh ah ka dibna Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaayay shirkaa jaraa’id ayaa  intuu Axmed Siillaanyo jaleecay ku yidhi Axmed waxaan leeyahay waad iga weyn tahay Madaxweynaha Dawladda ku meel gaadhka ah ee Dalka

Doorashada gaadhsiinaysa Aniga  ii daa”.

277588778_5271378709548787_4918867678651

Xigasho: Saleeban Saxansaxo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this