Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne hore oo ka soo jeeda Mid ka mida Qowmiyadaha Itoobiya oo Walaalidii & Qaar ka mida Ehelkiisa la laayay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne hore oo ka soo jeeda Mid ka mida Qowmiyadaha Itoobiya oo Walaalidii & Qaar ka mida Ehelkiisa la laayay

orom.jpg 

Madaxweyne hore ee gobolka Oromada Alemayehu Atom

Waxaa weerar lagu dilay saddex wiil oo la dhashay madaxweynihii hore ee gobolka Oromada ee dalka Itoobiya kadib markii koox hubeysan ay weerar ku qaaday gurigiisa oo ku yaalla gobolkaas, sida dadka deegaanka  sheegeen

Waxaana sidoo kale halkaa lagu dilay afar qof oo ay qaraabo dhaw ahaayeen Alemayehu Atomsa.

Dilkan ayaa ka dhacay deegaanka Konchi Kebele oo ka tirsan magaalada Jimma ee gobolka Oromia.

Waxaana weerarkan lagu eedeeyay inay ka dambeysay kooxda ay dowladda ku tilmaantay ‘argagixiso’ oo ka howlgasha halkaas, inkasta oo kooxda aysan weli ka hadlin dhacdadan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this