Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayar-xigeenka Burco oo ka dhawaajiyey in Xildhibaano Golayaasha Degaanka uga soo baxay Xisbiga Ucid aaney ka soo qeyb gelin shirweynaha 4aad ee Xisbiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Maayar-xigeenka Burco oo ka dhawaajiyey in Xildhibaano Golayaasha Degaanka uga soo baxay Xisbiga Ucid aaney ka soo qeyb gelin shirweynaha 4aad ee Xisbiga

 muqtaar.jpg
” Waxaan Aad iyo aad uga xunahay rag badan oo xisbiga ucid ka soo baxay golayaasha deegaanka dalka inaanay shir weynaha 4aad ee xisbiga ka soo qayb gelin ” Maayir Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Mukhtaar Baar Yare

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this