Sign in to follow this  
CARTAN

Halxiraale....

Recommended Posts

CARTAN   

Halxiraallahan ayaan isu deyey in aan muddo baddan xalliyo,hase yeeshee waa ay adkaatay,qaabkii loo furri lahaa,marka dhalinta bal try it, in aad heshaan Jawaab ku habbon. Waana siddan Halxiraalihii:

 

Seddex nin ayaa yimid hoteel si ay qol uga kiraystaan. Maamulihii hoteelka

ayaa ku yiri waa $ 30.00, sidaa aawadeed midkiiba waxa uu bixiyey $ 10.00.

Nimankii markay qolkoodii aadeen ayuu maamulihii xusuustay in kirada qolku

ahayd $ 25.00. Adeegihii hoteelka ayuu ugu dhiibay $ 5.00 si uu ugu

cesho. Adeegihii $ 2.00 ayuu jeebka iska gashtay, raggiina wuxuu u ceshay

$ 3.00. Wuxuu u sheegay in kirada qolku ahayd $ 27.00. Nin walbana $ 1.00

ayuu la noqday. Haddaba sidaasi midkiiba waxa ka baxday $ 9.00 (9x3=27).

Waxaad ku dartaa $ 2.00 uu adeegihii qaatay 27+2 = 29. Halkee ka baxay

doollarkii haray?

 

....SCS.

_________________________________________

_________________CARTAN__________________

MAALINTII NIN JOOGGIYO MAANKEYGA CALAFKIIS!!

HA QOOMMAMEYN HANNA QUUSSAN!!

NABAD IYO CAANO...

Share this post


Link to post
Share on other sites
CARTAN   

 

Geellaa markuu dararran yahay labba nin-duugtaye(ne)..

Waryaa Islaamaaay.....Aqyaarta war waxaan raadceeynayey qof Halxiraalehaas iiga Jawaabo..??, yaa ii garanaaya Hee...??

 

....SCS.

_________________________________________

_________________CARTAN__________________

MAALINTII NIN JOOGGIYO MAANKEYGA CALAFKIIS!!

HA QOOMMAMEYN HANNA QUUSSAN!!

NABAD IYO CAANO...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
hater 1   

saxiib cartan,

hal xiraalahan beri baan dad ku waabsanjirey (long time ago)

but amma make it simple

raggu sagaal sagaal doolar maybixin lakiin toban toban bee labaxeen.

get it.

haddii logu dhihi lahaa qolka waa $25, markaas ayey 25 kaas 3 u qaybin lahaayeen

 

 

 

------------------

how can i hate u, u aint even the player to hate

Share this post


Link to post
Share on other sites
CARTAN   

 

Hater:-

Sxb, Hannaanka iyo qaabka Halxirraalaha loo kawiray u fiirso,markaas ayaad fahmi kartaa waxa iyo ujeeddada laga leeyay,isla markaasna waxaa kuu dhib-yaraaneysa in aad si sahlen u hesho jawaabtii laggaaga baahnaa ee ku saleyneed Halxirraalahan.

 

Midda kale, waxaa dhici karta in aad waqtiga aad sheegtey ee aad leeddahay,Dadka ayaan ku Waabsan jirey,waxaa laga yaabbaa in uu ahaa mid akn la mid ah,balse ay dhici karto in uu ahaa kan laftiisa oo aad si kale u maqashay,waayo Soomaalidu halshey ayay siyaabo kale geddiisan u faafiyaan._________________________________________

_________________CARTAN__________________

MAALINTII NIN JOOGGIYO MAANKEYGA CALAFKIIS!!

HA QOOMMAMEYN HANNA QUUSSAN!!

NABAD IYO CAANO...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamila   

 

Walaal cartan horta iga gudoon salaan,

 

 

Fiiri waxaa tiri marka hore waxeey bixiyeen 30$ kadibna waxaa loo soo celiyey 5 dolar

2 waalaga jeeb siibtay kaba soo qood malaga jeeb siiban oo markeey soo galeeyn ninki waxuu yiri waxaa waaye 25 ijaarka marka that means markaas in ay qofkiiba ku soo aadi laheed 8,33 qofkiiba marka waxeey ahaan la hayeen hadii la isku daro intaan ayaa ka soo baxeeysa 24,99 marka 25 iskaba dheh hal cent is nothing yeah marka haduu 3 loo celiyo markaas waxeey noqoney saa 28 marka 2 kii ay jeeb siibay marka aniga halahaas waaye ayaan is dhehi lahaa marka lacagta sidaas ayey u wada qeebsadeen,

 

sidaas iyo nb

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

cartan sxb, jawaabtu waa sidan

 

Hadii nimankii laga qaadey $30

oo loo soo ceshey $5

Adeegihiina qaatey $2

marka balancekuna noqdey $3

 

marka xisaabtu waxey noqoneysaa sidatan

 

30 - 5 = 25 real price

-----------

25 + 2(oo uu adeegihii qaatey) = 27

---------

27 + 3(oo loo ceshey ragii) = $30

 

So there is no missing dollar i guess

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Sxb Cartan:

Trick yar baa ku jira sida halxiraalaha loo soo tabiyay!! sababtu waxay tahay 3da Dollar ee raga loo soo celiyay marka 25ka $ lagu daro 27 maaha ee waa 28!!! adigu waxaad leedahay 27+2 waa 29 ee halkii Dollaree kale xaguu ka dhacay??!!

Arintu waxa weeye 25(lacagta hotelka) + 3(lacagta loo celiyay) + 2 (lacagta Cartan sxb-kii qaatay ) = 30$

 

That's my 2 cents smile.gif

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this